Hawraar BILAN iyo Hadaftimo

Hawraar BILAN iyo Hadaftimo Ich habe keine Zeit, die Leute hassen mich,
Aber habe ich immer und immer, die Leute Lieben mich,

31/08/2023
31/08/2023

Daawo maalin walba hal video ah

31/08/2023

NALA SOCDA WAXAANU IDIIN SO DHIGI DOONAA
FLIM DAXANE AH ILA MAADSO
CARUUR IYO WAAYEEL.

Weligaaba càweyskiyo fiidkiba iga carar,Cisho waxa inoo iman caguhu ay ku go'yanÀna carari doonee hayga cabanin waagaa!!
21/08/2023

Weligaaba càweyskiyo fiidkiba iga carar,
Cisho waxa inoo iman caguhu ay ku go'yan
Àna carari doonee hayga cabanin waagaa!!

31/05/2023

Waxaan rabaa you have to see
K**a maarmo always around you,
I ment be there daraadaa baby
You never fahmin yet.....

30/05/2023

•Adaygu kibree kumaan ga'binoo,
•Adaygu jigraara ereyada oo
•Adaa qoonsada waxaan dhahoo,
•Araweelo adayga tegee,
•Balse weligaa i eedeey,

°Anoo badhan adiga kuu nacayoo,
°Anoon kaa tegin ayaan qudha oo,
°Intaa ku ag jooga baad i nacdee,

Ayaan kuu hayaa wanaag jira yoo,
Intaad nooshahay adigu leedoo,

°Anaan islahay ka aarso maroo,
°Anaan islahay xumay weliyoo,
°Àmaana waabaad mudantoo,
°Ilays baad ila tahay intaa ifayoo,

°Aqoona aday dhaqayee,
°Iska noolow anaa samrayee,

17/04/2023

Hadh-cad baa hartiga baas,
Haraad Darood hortoda kudilee,
Habeen like iyo share comentiga,
Ninkii ka sugaa ka hiil ba'ayee,
Aniga haku gaadho igu dhan

31/03/2023

•weynaa wax toosshee,
•waxaan waano iyo samo,
•tallo kugu wacdiyi karo,
•wadadaad ku soco taa,
•halkiyo waabta ay tegi,
•kaaga sii warwari jiray,
•waxaan kugu wargèlin karo,
•oon ka masuugin weedh qura,
•miyaad wadhatay meeshii,
•aan kaaga sii warami jiray.,

Address

Streetka Dheer
Hadaaftimo

Telephone

+252661342568

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawraar BILAN iyo Hadaftimo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share