Mohamed Ahmed Khaliif

Mohamed Ahmed Khaliif محمد أحمد خليف صحفي ذو خبرة واسعة في نقل وتحليل القضايا السياسية في أفريقيا والعالم.

14/11/2024

Mo Gaashaan

Dalalka Carabta iyo Islaamka oo afka fur! : Waa lagama maarmaan in Falastiin ay hesho dowlad-madaxbanaan, caasimadeeduna...
11/11/2024

Dalalka Carabta iyo Islaamka oo afka fur!

: Waa lagama maarmaan in Falastiin ay hesho dowlad-madaxbanaan, caasimadeeduna tahay Qudsus.
: Gumaadka, dilka iyo xadgudubka waa in la joojiyo.
: Waxa aan dalbanaynaa xabbad-joojin
: Aan u gurmanno Qasa
: Waan cambaaraynaynaa xasuuqa Falastiin lagu hayo.
: Awooddeenna aan isugu gayno hiilka walaaleheen Qasa.
: Dhulka barakaysan kaalaya difaaca.
: YH waa cawaan.
: Waxa aan garab taaganahay Qasa.
: Waa ceeb sida aan nahay.
: Taariikh YH waa xasarad, aan u midowno.

Mo Gaashaan

27/10/2024

4 askari ayaa lagu dilay 14 kalena waa lagu dhaawacay weerar ay la beegsatay Xisbullah, ciidanka Israa’iil ee ku sugan xadka Lubnaan, sida ay hadda baahiyeen ciidanka Israa’iil.
Ciidanka Israa’iil ayaa dhimasho aan h**ey usoo marin waxay kala kulmayaan xadka Lubnaan, halkaa oo celcelisay ay Israa’iil sheegato maalin walba dhimashada hal askari iyo ka badan , iyadoo Israa’iil aysan marna si daahfuran usoo bandhigin khasaaraha gaara, ta oo suragal ka dhigaysa in tobannaan dhimasho ah ay maalin walba la kulmaan tan iyo dabayaaqadii bishii September oo howlgalkaa uu billowday.

Mo Gaashaan

Fact check: Aqoonyahan lagu magacaabo, Jason Mosley ayaa  2015-kii khariirradda muranka dhalisey sameeyey, iyada oo qayb...
26/10/2024

Fact check: Aqoonyahan lagu magacaabo, Jason Mosley ayaa 2015-kii khariirradda muranka dhalisey sameeyey, iyada oo qayb ka ahayd cilmi-baadhis uu kaga hadlay Federaalisimka Soomaaliya.

Isla xukuumadda Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa dalka ka talineysey xilligaas, waxa se su'aashu tahay waxa hadda ku qasbay dowladda in ay adeegsato?

Mo Gaashaan

Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan Hambalyo oga dirayaa dhamaan Xildhibaannada golaha deegaanka degmooyinka godobjiraan,da...
24/07/2024

Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan Hambalyo oga dirayaa dhamaan Xildhibaannada golaha deegaanka degmooyinka godobjiraan,dangorayo iyo caasumada garoowe.

Waxaan rajaynayaa inay si dhab ah u gutaan waajibaadkii loo doortay ayna u adeegaan bulshadii soo dooratay.

Hambalyo Hambalyo

Madaxweynaha Puntland ayaa Wasiirkiisii h**e ee Maaliyadda, Maxamed Dhabancad u magacaabay Wakiilka Arrimaha Siyaasadda ...
20/07/2024

Madaxweynaha Puntland ayaa Wasiirkiisii h**e ee Maaliyadda, Maxamed Dhabancad u magacaabay Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Puntland.

Inta ay jirtay xukuumadda Deni, Dhabncad marnaba ma xil la'aan, maadama uu yahay saaxiibka dhow ee madaxweynaha.

Asc dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan umadda soomaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciidul adxa waxaan leeya...
15/06/2024

Asc dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan umadda soomaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciidul adxa waxaan leeyahay ciidaan ciideeda kale alaah hanagu gaarsiiyo barwaaqo iyo barwaaqo.

Hambalyo Hambalyo

Jamacadda Bariga Afrika oo 25 sanno jirsatay.Sawirka waxa ka muuqda madaxda jaamacaddda iyo saraakiil ka tirsan Qaramada...
11/06/2024

Jamacadda Bariga Afrika oo 25 sanno jirsatay.

Sawirka waxa ka muuqda madaxda jaamacaddda iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey oo h**e uga qalin-jebiyey jaamacadda.

Adigu maka mid tahay miraha EAU?

Hambalyo Hambalyo reer EAU

Jamacadda Bariga Afrika oo 25 sanno jirsatay.Sawirka waxa ka muuqda madaxda jaamacaddda iyo saraakiil ka tirsan Qaramada...
11/06/2024

Jamacadda Bariga Afrika oo 25 sanno jirsatay.

Sawirka waxa ka muuqda madaxda jaamacaddda iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey oo h**e uga qalin-jebiyey jaamacadda.

Adigu maka mid tahay miraha EAU?

Soomaaliya ayaa taariikh cusub samaysay ka dib markii loo doortay xubinimo aan joogta ahayn oo kamid ah Golaha Ammaanka ...
06/06/2024

Soomaaliya ayaa taariikh cusub samaysay ka dib markii loo doortay xubinimo aan joogta ahayn oo kamid ah Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa.

Soomaaliya ayaa kaligeed ku meteleysa Bariga Afrika, tani oo ka dhigan in dalku soo ceshatay mansabkii iyo saameyntii uu ku lahaa fagaareyaasha caalamka.

Madasha Golaha Ammaanka oo ah halka lagu jaangooyo arrimaha muhiimka ee caalamka sida amniga, xasiloonida iyo siyaasadda ayaa hadda Soomaaliyaqeyb ku yeelan doonta go’aanada waaweyn ee aduunka saameynta ku yeelanaya iyo jiheynta siyaasadda iyo amaanka caalamka.

CIISE BARE MEDIA

33 qof oo ka shaqayanayey goobaha cod bixinta doorashada maanta soo dhammanaysa ee dalka India ayaa lagu soo warramayaa ...
02/06/2024

33 qof oo ka shaqayanayey goobaha cod bixinta doorashada maanta soo dhammanaysa ee dalka India ayaa lagu soo warramayaa in ay u geeriyoodeen kulayl daran oo dalkaas maanta ka dhacay.

Dadka dhintay ayaa isugu jira waardiyeyaasha goobaha codaynta iyo qaar kale ee ku qoran goobaha ay Cadceeddu ku badan tahay, waxana la soo werinayaa in uu miyirku ka tegay ka dibna ay istaagga ka dheceen.

Dawladda India ayaa ballan qaaday in ay bixinayso lacag dhan 1.5 RP taas oo ah mag dhowga loo siinayo ehelada dadkan kulaylka u dhintay.

Heer kulkan ayaa noqonaya kii ugu xumaa ee sannadadan dalkaas soo mara waxayna meelaha qaar cimiladu maraysaa in ka badan 46 Degree.

Madaxa siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniya ayaa maanta hadal uu soo saaray , ku celiyay inaysan dhexdhexaadiyayaasha wad...
31/05/2024

Madaxa siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniya ayaa maanta hadal uu soo saaray , ku celiyay inaysan dhexdhexaadiyayaasha wada-hadallada sii deynta maxaabiista iyo xabbad-joojinta iskudayin inay la gudbaan doonistooda ah in si dhammeystiran dagaalka loo joojiyo, ciidanka Israa’iil ay ka baxaan Qasa, go’doomintana laga qaado iyo ugu dambeyn oo ah in la billaabo qorshaha dib u dhiska Qasa. Wixii aan intaa waddada u xaareyn wuxuu sheegay inaysan aqbali doonin.

Balse, sarkaal ka tirsan Israa’iil oo la hadlay Reuters ayaa isagoo u muuqda inuu hadalkan ka jawaabo, wuxuu sheegay in loo baahanyahay inay oggalaato Xamaas qaban-qaabada wada-xaajoodka lagu raadinayo xabbad-joobinta, isagoo hanjabaya, wuxuu yiri ; “ Haddii aan laga jawaabin soo jeedinta xabbad-joojinta Israa'iil waxay sii wadi doontaa dagaal xooggan oo ka sii socda Qasa.”

Iman Jama

Address

Garowe Street
Garowe
252

Telephone

+252907363471

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Ahmed Khaliif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share