Garowe memes

Garowe memes welcome to garowe meme page

16/06/2025

3 degmo oo kamid ah magaalada Tehran ayay ISR|L sheegtay in laga baxo sida ugu dhaqsaha badan oo ay burburinayso, waana ficil muujinaya xanuunka gaaray Netanyahu.

16/06/2025

Maamulka gobalka Isfahan iyo Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in ay heleen goobo ay ISR|L, ku xirxiraysay diyaarad Drone oo saldhig ahaan gudaha dalkaas ugu isticmaalaysay, lana burburiyey iyadoo la qabtay dadkii ka shaqeynayay oo ka badan 5 qof oo MOSSAD u shaqeynaya.

Dhinaca kale, Ciidanka Cirka Iran ayaa la dagaalamaya diyaaradaha ISR|L ee weerarka kuhaya magaalooyinka Tabriz iyo Khuzestan, waana la laacdamayaa.

In saldhigyo ciidan oo noocan ah laga dhex hirgaliyo Iran oo ad adag, waxay ina tuseysaa in mashaariic aan dhalad aheyn, oo badan oo abuuran in meel kale laga leeyahay.

Halkan waa Xayfa: waxa yaala Haraaga Gantaalka Iran 🇮🇷 ay kugaraacday.👀Telegram
16/06/2025

Halkan waa Xayfa: waxa yaala Haraaga Gantaalka Iran 🇮🇷 ay kugaraacday.
đź‘€Telegram

15/06/2025
Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi ayaa sida ay ku warrantay IRNA, wuxuu yiri ; “ Iran way is difaacaysa ill...
15/06/2025

Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Abbas Araghchi ayaa sida ay ku warrantay IRNA, wuxuu yiri ; “ Iran way is difaacaysa illaa dhammaadka, waxaana sameyn doonaa wax kasta oo qiyaasta cadowga ka badan… laakin waxaan hal qolo u sheegaya — islaamka waa la idin imaan doonaa, ha ka daahina inay dhacdo midnimada Muslimka.”

Address

Garoowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garowe memes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category