Sadaam Arts

Sadaam Arts NAGU SOO BIIR OO NALA JOOG

Social Media waxaad arkeysaa dad story ku soo qoraaya "Alhamdulillahi, Illahow i caafi, IWM"Waxaa is weydiin mudan dadka...
12/03/2024

Social Media waxaad arkeysaa dad story ku soo qoraaya
"Alhamdulillahi, Illahow i caafi, IWM"

Waxaa is weydiin mudan dadkaas ma illahey bey u mahadceliyeen ama baryeen mise dadka arki doona bey tusayaan in illahey la xaajoodeen ?

Wax kasta oo aad illahey kala xaajooneysid waxaa fiican oo kheyr badan ineysan kaa noqonin istustus oo aad illahey si qalbiyan ah oo niyo ku jirto ugu mahadcelisid ama aad u baryidid.

Towfiiqda Allaha na waafajiyo dhamaanteen.🤲🏾

Markaad tagto xaafad aad hal qof un ka garaneyso🔒😀Sadaam Arts
07/02/2024

Markaad tagto xaafad aad hal qof un ka garaneyso🔒😀

Sadaam Arts

Tartan Adag u kala codeyaROOBLE    ❤MESSI        👍
05/11/2022

Tartan Adag u kala codeya
ROOBLE ❤
MESSI 👍

Captain Manchester United Mr ilka dheere😀▪︎Bruno Fernandez
21/10/2022

Captain Manchester United Mr ilka dheere😀
▪︎Bruno Fernandez

Best You-tuber Somalia Yaa uqalma❓▪︎Asad Hajio   😲▪︎King CK   ❤
20/10/2022

Best You-tuber Somalia Yaa uqalma❓
▪︎Asad Hajio 😲
▪︎King CK ❤

Wiilasha unbaa fahmikara 😀😀😀
04/10/2022

Wiilasha unbaa fahmikara 😀😀😀

Boqoradii ku dhashey hal duco ureeb🤲💛
01/10/2022

Boqoradii ku dhashey hal duco ureeb🤲💛

Qof Barcelona taageera no soo qabo 😀😀😀
25/09/2022

Qof Barcelona taageera no soo qabo 😀😀😀

Labadan keebaa ku xirantahey???Asad Hajio 27 ❤King Ck films & Vlogs 😮
23/09/2022

Labadan keebaa ku xirantahey???
Asad Hajio 27 ❤
King Ck films & Vlogs 😮

Labadaan Lamaane Yaad xiiseysaa???Dayax Family 😮Catoosh Family ❤
21/09/2022

Labadaan Lamaane Yaad xiiseysaa???
Dayax Family 😮
Catoosh Family ❤

Labadan You-tuber midkee isleedahey wuu Hor gaari doonaa 1M SUBSCRIBE.Asad Hajio 885k 😲Dirisle Abdi 903k ❤
02/08/2022

Labadan You-tuber midkee isleedahey wuu Hor gaari doonaa
1M SUBSCRIBE.

Asad Hajio 885k 😲
Dirisle Abdi 903k ❤

MA JIRAA QOF AAD SAA'ID UGU XIISTEY? 😰😰😰
10/04/2022

MA JIRAA QOF AAD SAA'ID UGU XIISTEY? 😰😰😰

Address

Arafaat
Gaalkacyo
ARAFAATHOSPITAL

Telephone

+252617944294

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadaam Arts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Sadaam Arts:

Share