Mustaph Canadian

Mustaph Canadian Waa hanti

14/09/2023

Rabi naxariistii jano haka warabiye dhaxalkii aabihii suugaanta abwaan

27/10/2021
Kaafkiyo laamkaad ku kowsatay oo kibirka hooya ku koolkoolin jirtooKumaankum dadaad ka hanqalwahnaydKu biirte kee ku kal...
15/05/2019

Kaafkiyo laamkaad ku kowsatay oo
kibirka hooya ku koolkoolin jirtoo
Kumaankum dadaad ka hanqalwahnayd
Ku biirte kee ku kala qubayo
Kulaylka caga kardhaysiiyay
Kafkaana kaa reebayo ku riday
Kaalmayse jacaylku kululaa
Kaafdoontoo naftaada karahde
Kuwaad dhashay ku beer kalsoonida iyo
Inaad la kalaamto kulansii
Sidaadii mid yay la kayma xuline
Karkaarkana dhaafiyo dila
Adaa kaarahe kunjeer aragsii
Inay ku kobcaan kalamka illah
Kormeran dhaqankena kaydka leh
Kalmado weydaarin maaye
Kabalqaadkaan udhigayaye
Hamoodin kalaamkayga
Ku kaxee
Waanada koobkeda wada qaado ...............

Maalmahii nadhaafiyo midka maanta joogaba mid yar baan ka leeyahay..... Miiraale roobo maasheyay dunido mirku hela habee...
04/09/2018

Maalmahii nadhaafiyo midka maanta joogaba mid yar baan ka leeyahay..... Miiraale roobo maasheyay dunido mirku hela habeenkii marna mayrac galabeed oo midab cagaariyo mulki tahay aroor h**e
Bay dhaxan marebto ah
Ceeryan lasoo milay
Midabkii wacna iyo mulkigiba waasho
Iyado markaas ay
Geegii magooleen
Dadkii uu madow galay
Qoraxda maqnaydo
Dabadeed mudh soo tidhi
Ceeryanti meeday
Qoraxda u maayira
Aniga u macalina
Aniga murayada
Marna holac ka daran ahay
Qoraxdii ayaa tidhi........,++++++++,.......
Dhmn asxaabta waydin salamaya

qalooca naftaada raacay rigaystay rugtii kashaada rafaad iyo raran Ku baday hadmaad ka reeraysano runtii aad tusi rasmig...
01/09/2018

qalooca naftaada raacay rigaystay rugtii kashaada rafaad iyo raran Ku baday hadmaad ka reeraysano runtii aad tusi rasmiga raaxiyo aad rayska gaadhi rafiiqii nolosha yeelan roog iyo reer dhaba yagleeli rarkiyo aad reeryo saari.......... Wuxuba waa hadal la qoray

Address

Erigavo
15511

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaph Canadian posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Mustaph Canadian:

Share