ismail_qaran

ismail_qaran KUSOODHAWAADA ISMAIL QARAN OFFICIAL PAGE
WXAD KAHELAYZAN WXKASTOO IDN FARXAD GALIYA

13/02/2025
09/10/2024

kulmiye waa kulmiye

08/10/2024

Somaliland

01/02/2024

Somalia waxaa ku badan xanuunka Qaaxada ama TP waxaa u sabab ah bakeeriyada halmeel lagu dhaqo 100 bakeeri ayaa weel keliya oo biyo ku jiraan lagu maydhi. Lama biyo raaciyo ama biyo socda laguma dhaqo sidaas daraadeed ayaa xanuunku aad ugu faa’ faa. Hadii Qofku dhaho bakeeriga iga biyo raaci ama aniga ayaa iska dhaqi waxaa lagu arki qof dadka iskala weyn ama aan ilaahayba aaminsanayn.

ismail_qaran

30/01/2024

Somaliland tarikhdeeda oo dhamaystiran

31/10/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso 5 Cartoon Lis ah!

Kulanka 1aad e Berri Koobka Gobolada Somaliland Oo dhex mari Doona Labada Gobol kala ah Togdheer Iyo Sool.
Shuruudaha Saadaasha:
1- Like Saar Page-ka Lis Dairies
2- Share Dheh Postigan.
3- Inaad Ku Sugan Tahay Somaliland.
4- Si Sax ah u Sheeg Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto.
5- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto.

F.G: Hadii in ka badan 3 Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona 3-Qof ee ugu Soo Horeeya Xaga Wakhtiga.
Nasiib Wacan!

30/08/2020

SHIMBIR IYO GABAYGI QAABILBA HABIIL MARKUU QONSADUU DILAY

Address

Fb://profile/100069801970131
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ismail_qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to ismail_qaran:

Share