Badbaadada umada somaliyed

Badbaadada umada somaliyed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Badbaadada umada somaliyed, Burco.

Axmed madoobe ayaa makii ugu horaysay dhaliilay shirkii maamul goboleedyada isagoo usheegay madaxda dawlada somaliya in ...
05/10/2024

Axmed madoobe ayaa makii ugu horaysay dhaliilay shirkii maamul goboleedyada isagoo usheegay madaxda dawlada somaliya in uusan u cuntamay shir ay ka maqan yihiin buntland iyo ssc wuxuuna qodobkiisa hadalka shirka kusoo koobay waa in shir loo dhanyahay lahelaa intaas wixii ka horeeyana aan lasoo ligayn madaxda dawlad goboleedyada

Xasan sheekh maxamuud ayaa taliyihii ciidanka boliska somaliya xilka ka qaaday Waxaana xogo lagu kalsoonyahay sheegayaan...
25/09/2024

Xasan sheekh maxamuud ayaa taliyihii ciidanka boliska somaliya xilka ka qaaday
Waxaana xogo lagu kalsoonyahay sheegayaan in uu umagacaabi doono gen asad diyaano taliyaha boliska somaliya

19/08/2024

XABAD AYAA KASOCOTA DULEEDKA MAGAALADA OOG OO UDHAXAYSA CIIDANKA SOMALILAND IYO KUWA SSC XABADA AYAA SII KORDHAYSA

18/08/2024

XILI MUUSE BIIXI GUUMAYS SOO DULDHIGAY CIIDAMADII UGU BADNAA YAAY CIIDAMADII SSC DAYAC DARTII UGA BAXEEN

CIIDAMADA SOMALILAND AYAA U GUURAY MAGAALADA GUUMAYS OO CIDLAA KADIB MARKII CIIDAMADII UGU BADNAA AY GADOODEEN GUDAHANA ...
15/08/2024

CIIDAMADA SOMALILAND AYAA U GUURAY MAGAALADA GUUMAYS OO CIDLAA KADIB MARKII CIIDAMADII UGU BADNAA AY GADOODEEN GUDAHANA UGALEEN LAASCAANOOD

WAXAYNA KA CABANBAYAAN CIIDAMADANI MAAMUL XUMO IYO BEEN AY KUMAAWEELIYAAN HOGAAMIYAHA 45 FIRDHIYE IYO KU XIGEENKIISU

Elmahan eheladiisii horta muuse makala xisaabtameen
08/04/2024

Elmahan eheladiisii horta muuse makala xisaabtameen

Dilka abwaan h**e walanwal habarjeclo jawaab degdega ayay ka bixin doontaa hadaan layaabin
15/12/2023

Dilka abwaan h**e walanwal habarjeclo jawaab degdega ayay ka bixin doontaa hadaan layaabin

28/11/2020

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaadada umada somaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share