Deeq Awaare

Deeq Awaare I am vediography,photography and Drone operator Based in somalia welcome to our bage Deeq awaare📸🤝🎥💻

08/08/2026

Laamigu badhan ilaa Ceerigaabo mala dhamaystiri karaa?
Ceel-Daahir → Badhan → Ceerigaabo 🛣️

Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa m laga hirgelinayaa waddo laami casri ah.

Mashruuca Waddada Ceel-Daahir–Ceerigaabo, oo bilowday xilligii Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa hadda maraya Badhan, iyadoo ugu dambayn laamigii magaalada Badhan la gaarsiiyey.

Tani waa tallaabo muhiim ah oo wax weyn ka tari karta isku socodka, ganacsiga iyo horumarka guud ee Gobolka Sanaag.

06/08/2026

“Sidee ayuu kuu ahaa waardiyihii dugsigaaga xilligii waxbarashada? Ma xasuusataa kaalintii uu ku lahaa ilaalinta iyo kala dambeynta dugsiga?”

Waardiyuhu waa qof ka mid ah dadka ugu horreeya ee mudan in la maamuuso lana abaalmariyo. Sababtu waxay tahay inuu maalin kasta u dulqaato kumannaan arday oo dugsiga dhigta, isaga oo ka shaqeeya ilaalinta amniga, kala dambeynta, iyo badbaadada dugsiga.

Inta badan, waardiyuhu wuxuu ardayda ula dhaqmaa sidii carruurtiisa oo kale. Wuxuu ku dadaalaa inaanay waxbarashadoodu dayacmin, casharradana aanay ka baaqan. Mararka qaarkood wuxuu qabtaa kaalmo ka baxsan waajibaadkiisa shaqo, taasoo ka dhigaysa qof mudan ixtiraam iyo mahadnaq.

 :• Dagaal laysu adeegsanayo madaafiic ayaa ka dhacay magaalada gaalkacayo halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Pu...
05/08/2026

:• Dagaal laysu adeegsanayo madaafiic ayaa ka dhacay magaalada gaalkacayo halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland & ciidamo ka tirsan psf kana amarqaata dowlada fadaraalka.

Waxa laysku adeegsanaya Hoobiyaal hal qof ayaa hadda la sheegay in uu ku dhintay welise khasaare kale lama sheegin.

04/08/2026

“Waqooyi bari cid aan xiriirkeeda umaraan doonayey waan waayey waqooyi Barina qofkasto somaaliyeed baa iska leh”.qoqaga somalilander.

01/08/2026

Shiine culay oo si weyn looguso dhoweeyey caasimadda garoowe isago lagu casumay maalinta xuska 1aug ee sanad guurada 28aad ee asaaski puntiland.

01/08/2026

Munaasabadda Xuska Sannad-guurada 28-aad Ee Asaaska Dowladda Puntland.

Hanbalyo meher iyo aroos❤️Hambalyo walalkay maxamed mursal daahir iyo marwadisa Fatima c/rahmaan mohamud guurkiina Waxaa...
26/07/2026

Hanbalyo meher iyo aroos❤️

Hambalyo walalkay maxamed mursal daahir iyo marwadisa Fatima c/rahmaan mohamud guurkiina Waxaan Alle idiinkaga baryayaa inuu idiinka dhigo guur kheyr badan leh, jacayl, naxariis iyo isfahamna idinku waafajiyo. Ilaahay ha idinka dhigo lammaane ku wada noolaada farxad, caafimaad iyo barako. Gurigiinna cusub ha noqdo mid kheyr ku dhisan.

Mar kale Hanbalyo
بَارَكَ اللَّهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ❤️🫶

25/07/2026

Alle nabad waarta hakala dhexdhigo labada beelood ee walaalaha ah we dirirtu ka dhacayso ee gobolka sanaag.

Colaaddu ma istaagayso haddaan labada dhinac si caddaalad ah loogu kala garqaadin nabad waartana la kala dhex dhigin,Sidaasi awgeed Waxaan baaq udirayaa guurtida iyo odayaasha dhaqanka iyo qofkasta oo kaso jeeda gobolka waxa saaran masuuliyad culus oo ay tahay inay si dhakhso ah u joojiyaan colaadaas sidaas darteed waxaan leenahay dagaalkaasi ha noqdo kii ugu danbeeyey.

Sido kale waxaan leeyahay labada beeloodba haka shaqeeyaan sidi ay colaadani u dhamaan lahayd.

25/07/2026

:•Wasiir sead maxamed warsame,taliye xasan taata,taliye labo dhalo iyo Taliye Mohamed jama saxardiid oo ku wajahan magaalada dawaco ee gobolka sanaag halkaas oo ay maanta dib isugu noqdeen labadii beelood ee walaalaha aha ee horey colaadu uga dhexeysey gobolka sanaag.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq Awaare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share