Bile Online Market

Bile Online Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bile Online Market, Bakaaro Market, Beledweyne.

Bile Online Market Waa Suuq Casri ah oo aad Online wax kaga iibsan karto adiga oo gurigaaga jooga ama Goob kasta oo dunida dacaladeeda ah nagu so biir oo kamid noqo macamisha nagu xeran nagala so xiriir 252619992889
ama 252617432099 mahad sanidiin

10/06/2026

Nagala so Xiriir 0619992889

Happy Eid Day ✨️ 💖
28/05/2026

Happy Eid Day ✨️ 💖

✨ Magnesium Glycinate ✨✔️ Waxay caawisaa hurdo fiican 😴✔️ Waxay dejisaa walbahaarka & stress-ka 🧠✔️ Waxay taageertaa mur...
12/05/2026

✨ Magnesium Glycinate ✨
✔️ Waxay caawisaa hurdo fiican 😴
✔️ Waxay dejisaa walbahaarka & stress-ka 🧠
✔️ Waxay taageertaa murqaha iyo lafaha 💪
✔️ Waxay yareyn kartaa daalka jirka ⚡
✔️ Waxay kor u qaadaa caafimaadka neerfayaasha ❤️
🌿 Vegan • UK Made • Quality Trusted
🛒 Ka hel hadda Bile Online Market 🚚

✨ Collagen Beauty Gummies ✨💖 Waxay ka caawisaa: • Quruxda & dhalaalka maqaarka• Xoojinta timaha & ciddiyaha• Yareynta qa...
11/05/2026

✨ Collagen Beauty Gummies ✨
💖 Waxay ka caawisaa: • Quruxda & dhalaalka maqaarka
• Xoojinta timaha & ciddiyaha
• Yareynta qallaylka maqaarka
• Taageerida collagen-ka dabiiciga ah
• Vitamin C + Biotin oo beauty boost ah 🌸
🍓 Dhadhan Strawberry ah
💊 60 Gummies
🛍️ Ka hel Bile Online Market

30/04/2026

Nagala So Xiriir 0619992889

28/04/2026

So dhowow macmiil madoneysa inaad bilawda skn care waxan idin kenay setka
Oo ah set kuriyan ah wuxuna ku qawanaya setkan xaraha gadgadudka fininka iyo dulduleylka wana set dabici ah oo leh cadaan dabiici ah iyo dhaldhalaal quruxbadan wuxuuna kakobam yahay
fecwash crem iyo seram wana set damanad buxda leh nagala so xiriir 0619992889

22/04/2026

💊 BIOTIN 5,000 mcg (120 Veg Capsules)

✨ Timo dhaadheer & dhumuc leh
✨ Maqaar ifaya oo caafimaad qaba
✨ Ciddiyo adag oo aan jabin

⚡ Kordhiya tamarta jirka
🧠 Taageera caafimaadka neerfaha

📌 Isticmaal: Hal kaniini maalintii (kadib cunto)

⏳ Natiijo: 2–4 todobaad bilow, 1–3 bilood muuqata

18/04/2026

✅ Waxay hagaajisaa wareegga dhiigga
✅ Waxay taageertaa caafimaadka wadnaha
✅ Waxay kordhin kartaa tamarta iyo waxqabadka jimicsiga
✅ Waxay ka caawin kartaa ragga dhinaca kacsi la’aanta fudud
✅ Waxay taageertaa bogsiinta nabarrada

Address

Bakaaro Market
Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bile Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share