Noora Mineral Water

Noora  Mineral Water ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ผ ๐—ช๐—ฒ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ

BEST PURE WATER IN SOMALIABiyo Saafi ah ayaa kuu diyaar ahSifooyinka Biyaha:๐Ÿ† Tayo sareโœจ Nadiifnimo๐Ÿ˜‹ Aad u macaanโšก Degde...
24/07/2026

BEST PURE WATER IN SOMALIA
Biyo Saafi ah ayaa kuu diyaar ah

Sifooyinka Biyaha:
๐Ÿ† Tayo sare
โœจ Nadiifnimo
๐Ÿ˜‹ Aad u macaan
โšก Degdegsiimo

๐ŸŽ ๐—ง๐—œ๐—๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐—ก๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—•๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”: OO KU GUULEYSO $5 ๐Ÿ’ตDooro hal lambar oo kaliya, kana mid noqo tartamayaasha nasiibka ee Noor Miner...
23/07/2026

๐ŸŽ ๐—ง๐—œ๐—๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐—ก๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—•๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”: OO KU GUULEYSO $5 ๐Ÿ’ต
Dooro hal lambar oo kaliya, kana mid noqo tartamayaasha nasiibka ee Noor Mineral Water

๐—ฆ๐—›๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—จ๐——๐—”๐—›๐—” ๐—ž๐—” ๐—ค๐—”๐—ฌ๐—•-๐—š๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”:
๐Ÿ”น Like & Follow: Bogga rasmiga ah ee Noor Mineral Water
๐Ÿ”น Share: Lawadaag asxaabtaada post-kan si ay fursadda u arkaan.
๐Ÿ”น Comment: Ku qor hal lambar oo kaliya (810-910).
๐Ÿ”นPostiga ugu danbeyey share garey comment kasoo bixi adigoo kusoo qorayaa mid kamid ah adeegyadeena
๐Ÿ”น Tag: 5 saaxiibadaa ah ku xuso comment-ka hoose.
Nasiib wacan dhammaantiin! ๐Ÿคโœจ

Sidoo kale kamid noqo musharaxiinta u tartamaya abaalmarinta topfanskeena postiyada aan soo dhigno comments kasoo bixi siina share gareey

แตแตƒสณแตแตƒหกแต‰ โฟแตƒหขโฑโฑแต‡ สทแตƒแถœแตƒโฟ

Macaanka Nolosha waa Biyo Saafi ah.Ku raaxayso xeebta iyadoo Biyaha Noora ay kula jiraan!ku dooroTayada Saafinimo
23/07/2026

Macaanka Nolosha waa Biyo Saafi ah.
Ku raaxayso xeebta iyadoo Biyaha Noora ay kula jiraan!
ku dooro
Tayada
Saafinimo

๐—•๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—ž๐—จ ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—”๐—ฌ๐—” ๐—ซ๐—ข๐—ข๐—š๐—š๐—” ๐—”๐—”๐—— ๐—จ๐—š๐—จ ๐—•๐—”๐—”๐—›๐—”๐—ก ๐—ง๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—ข๐—–๐——๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”Awoodda iyo haraad-tirka socdaalkaaga
22/07/2026

๐—•๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—ž๐—จ ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—”๐—ฌ๐—” ๐—ซ๐—ข๐—ข๐—š๐—š๐—” ๐—”๐—”๐—— ๐—จ๐—š๐—จ ๐—•๐—”๐—”๐—›๐—”๐—ก ๐—ง๐—”๐—›๐—”๐—ฌ ๐—ฆ๐—ข๐—–๐——๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”
Awoodda iyo haraad-tirka socdaalkaaga

Hambalyo Hambalyo! ๐ŸŽ‰Waxaan si diiran u hambalyaynaynaa Muxyadiin Maxamed Saalax oo ku guuleystay abaalmarinta $10 ka dib...
20/07/2026

Hambalyo Hambalyo! ๐ŸŽ‰

Waxaan si diiran u hambalyaynaynaa Muxyadiin Maxamed Saalax oo ku guuleystay abaalmarinta $10 ka dib markii uu si sax ah u saadaaliyey ciyaartii Final-ka World Cup-ka, sidoo kale uu buuxiyey dhamaan shuruudihii tartanka. ๐Ÿ†๐Ÿ‘

Ah

Saadaali
19/07/2026

Saadaali

๐Ÿ† SAADAALI OO KU GUULEYSO $10 ๐Ÿ†
Warshada Biyaha Noora Mineral Water waxay diyaar u tahay inay idinla qaybsato xiisaha garoomada! Saadaali ciyaarta weyn ee Final-ka Koobka Adduunka 2026:

๐Ÿ”ฅ ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท vs ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ SPAIN ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“‹ SHURUUDAHA KA QAYBGALKA:

1. Like saar Page-ka: Noora mineral water
2. Like saar Post-kan.
3. Share garee post-kan, sidoo kale Share iyo Comment ka bixi
4-postiga ugu dambeeyey ee Page-ka la soo dhigay Share iyo Comment ka bixi

โฑ๏ธ MUDDADA SAADAASHU FURIAN TAHAY:
Saadaashaadu waxay ku egtahay ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban. Saadaal kasta oo timaada ciyaarta ka dib lama xisaabin doono.

โš ๏ธ F.G (XASUUSIN):
๐Ÿ’ต Abaalmarinta $10 waxaa ku guuleysanaya qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta, isla markaana si buuxda u soo wada oofiyey dhammaan shuruudaha kor ku xusan.

Fursada ha moogaan, hadbaba qor saadaashaada qaybta comments-ka! ๐Ÿ‘‡

๐Ÿ† SAADAALI OO KU GUULEYSO $10 ๐Ÿ†Warshada Biyaha Noora Mineral Water waxay diyaar u tahay inay idinla qaybsato xiisaha gar...
18/07/2026

๐Ÿ† SAADAALI OO KU GUULEYSO $10 ๐Ÿ†
Warshada Biyaha Noora Mineral Water waxay diyaar u tahay inay idinla qaybsato xiisaha garoomada! Saadaali ciyaarta weyn ee Final-ka Koobka Adduunka 2026:

๐Ÿ”ฅ ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท vs ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ SPAIN ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ“‹ SHURUUDAHA KA QAYBGALKA:

1. Like saar Page-ka: Noora mineral water
2. Like saar Post-kan.
3. Share garee post-kan, sidoo kale Share iyo Comment ka bixi
4-postiga ugu dambeeyey ee Page-ka la soo dhigay Share iyo Comment ka bixi

โฑ๏ธ MUDDADA SAADAASHU FURIAN TAHAY:
Saadaashaadu waxay ku egtahay ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban. Saadaal kasta oo timaada ciyaarta ka dib lama xisaabin doono.

โš ๏ธ F.G (XASUUSIN):
๐Ÿ’ต Abaalmarinta $10 waxaa ku guuleysanaya qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ciyaarta, isla markaana si buuxda u soo wada oofiyey dhammaan shuruudaha kor ku xusan.

Fursada ha moogaan, hadbaba qor saadaashaada qaybta comments-ka! ๐Ÿ‘‡

Kordhi tamartaada iyo firfircoonidaada ka dib jimicsiga adoo cabbaya Biyaha Warshadda Noora
17/07/2026

Kordhi tamartaada iyo firfircoonidaada ka dib jimicsiga adoo cabbaya Biyaha Warshadda Noora

๐ŸŽ ๐—ง๐—œ๐—๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐—ก๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—•๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”: OO KU GUULEYSO $5 ๐Ÿ’ตDooro hal lambar oo kaliya, kana mid noqo tartamayaasha nasiibka ee Noor Miner...
16/07/2026

๐ŸŽ ๐—ง๐—œ๐—๐—”๐—”๐—•๐—œ ๐—ก๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—•๐—ž๐—”๐—”๐—š๐—”: OO KU GUULEYSO $5 ๐Ÿ’ต
Dooro hal lambar oo kaliya, kana mid noqo tartamayaasha nasiibka ee Noor Mineral Water
๐—ฆ๐—›๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—จ๐——๐—”๐—›๐—” ๐—ž๐—” ๐—ค๐—”๐—ฌ๐—•-๐—š๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”:
๐Ÿ”น Like & Follow: Bogga rasmiga ah ee Noor Mineral Water
๐Ÿ”น Share: Lawadaag asxaabtaada post-kan si ay fursadda u arkaan.
๐Ÿ”น Comment: Ku qor hal lambar oo kaliya (710-810).
๐Ÿ”นPostiga ugu danbeyey share garey comment kasoo bixi adigoo kusoo qorayaa mid kamid ah adeegyadeena
๐Ÿ”น Tag: 5 saaxiibadaa ah ku xuso comment-ka hoose.
Nasiib wacan dhammaantiin! ๐Ÿคโœจ

Sidoo kale kamid noqo musharaxiinta u tartamaya abaalmarinta topfanskeena postiyada aan soo dhigno comments kasoo bixi siina share gareey
แตแตƒสณแตแตƒหกแต‰ โฟแตƒหขโฑโฑแต‡ สทแตƒแถœแตƒโฟ

๐ŸŽ‰ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ! ๐ŸŽ‰Waxaan si diiran ugu hambalyeynaynaa Ilyaas Abdullahi Isack  (๐—ก๐—ผ. 680) oo noqotay guuleystaha rasm...
15/07/2026

๐ŸŽ‰ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ! ๐ŸŽ‰
Waxaan si diiran ugu hambalyeynaynaa Ilyaas Abdullahi Isack (๐—ก๐—ผ. 680) oo noqotay guuleystaha rasmiga ah ee Bakhtiyaa Nasiibka Toddobaadkan ee Shirkadda Biyaha Noora! ๐Ÿ†โœจ

Wuxuu ku guuleystay abaal-marin dhan $5 (๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฟ). ๐Ÿ’ต๐Ÿ’ง
Adiguna maxaad sugeybaa? Tijaabi nasiibkaaga oo ka qaybgal tartanka si aad u noqoto guuleystaha xiga! ๐Ÿฅณ

Address

Baidoa-Somalia
Baydhabo
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noora Mineral Water posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category