28/02/2026
IRAN WAA LAGU KALAHAY SAAKAY
Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weerar ku qaaday Iiraan, qaraxyo ayaa laga maqlay Tehran iyo guud ahaan dalka.
Wararka hadda soo baxaya ayaa sheegaya in weerarku uu yahay mid sii kordhinaya xiisadda gobolka, iyadoo qaraxyo laga maqlay caasimadda iyo magaalooyin kale