15/05/2023
Update...
Shirkada whatsapp ayaa soo kordhsiyo feature cusub, kaas oo ah in fariimaha ama wada sheekaysiga qof idin dhexmara aad password ku xiran karto taas oo ah in qofkna uusan arki doonin fariintaada ilaa qof password kaaga garanaya mooyaane
Hadaba update kan cusub adiga faa'iido ma kuu leeyahay? 👇✍️comment