Samiir Daacad Offical

Samiir Daacad Offical Waa official page rasmiga Samiir daacad like and share Welcome my fans ❤️✍️

Kuso Dhawaada Caasimada Umada Somaliyeed  🇸🇴
14/09/2025

Kuso Dhawaada Caasimada Umada Somaliyeed 🇸🇴

20/06/2025
27/08/2024

alxamdulilah habeenkeyga❤️✍️

Waxaa shil baabuur ku geeriyootay Hodan gaabo oo caan ka ahayd barta Tiktok.Waxaa lasoo warinayaa in ay shil baabuur ku ...
01/05/2024

Waxaa shil baabuur ku geeriyootay Hodan gaabo oo caan ka ahayd barta Tiktok.

Waxaa lasoo warinayaa in ay shil baabuur ku galeen inta udhaxaysa nairobi iyo Gaarissa weyna geeriyootay alle ha unaxariisto.

Degdeg:- Shil naxdin leh oo hadda ka dhacey Muqdisho . Gaarigaas weyn ayaa fariin goostey wuxuuna dulmarey bajaaj & gaar...
20/04/2024

Degdeg:- Shil naxdin leh oo hadda ka dhacey Muqdisho . Gaarigaas weyn ayaa fariin goostey wuxuuna dulmarey bajaaj & gaari Surf ah.

Hadda waxaa hoostiisa ku jirta Bajaaj ay saaran yihiin ilmo & waalidkood bar looga soo bixiyana lama garanayo balse keliya ooyintooda ayaa la maqlayaa.

Saybiyaano iyo Sabti oo biri ah💪 yaa so gali karo war gabdhihi naga xorreyo anago nala gaarin so sh*ta dowlad isku shego...
19/04/2024

Saybiyaano iyo Sabti oo biri ah💪 yaa so gali karo war gabdhihi naga xorreyo anago nala gaarin so sh*ta dowlad isku shegoow

alla xanuun badana sawirkan iyo wilkan allow wilkan u gar gar geesi geesi dhalay nolow wilkaygoow
13/04/2024

alla xanuun badana sawirkan iyo wilkan allow wilkan u gar gar geesi geesi dhalay nolow wilkaygoow

galmudug
06/02/2024

galmudug

Dabaaldegga guusha Galmudug weli ma dhammaan.
05/02/2024

Dabaaldegga guusha Galmudug weli ma dhammaan.

Adress

Köpenhamnsgatan 8 Lgh 0901
Stockholm
16442

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Samiir Daacad Offical postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela