Zuffo page

Zuffo page always love

02/11/2022

follow like shere and comment dheh

01/11/2022

ku macanso Saliga Nabiga scw

01/11/2022

ku sali Rasuulka scw

01/10/2021

﴿إنَّ اللَّـهَ اشْتَرَىٰ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ أَنفُسَهُمْ وَأَمْوَالَهُم بِأَنَّ لَهُمُ الْجَنَّةَ يُقَاتِلُونَ فِي سَبِيلِ اللَّـهِ فَيَقْتُلُونَ وَيُقْتَلُونَ وَعْدًا عَلَيْهِ حَقًّا فِي التَّوْرَاةِ وَالْإِنجِيلِ وَالْقُرْآنِ وَمَنْ أَوْفَىٰ بِعَهْدِهِ مِنَ اللَّـهِ فَاسْتَبْشِرُوا بِبَيْعِكُمُ الَّذِي بَايَعْتُم بِهِ وَذَٰلِكَ هُوَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ﴾.

Ahlusunna Waljamaaca waxa ay culumo iyo xerba u istaageen xoreynta dhulka cadawga qawaarijtu dhibaateynayo ee Gobolada Dhexe, iyagoo cashar adagna h**e ugu dhigey, waxaa ujeedku yahay in aan ummada ka dul qaadno Cadawga Alshabaab, qof kasta oo dagaalkaa ku dhintana waa shahiid sida alle balan qaaday.

وَلَا تَقُولُوا لِمَن يُقْتَلُ فِي سَبِيلِ اللَّـهِ أَمْوَاتٌ ۚ بَلْ أَحْيَاءٌ وَلَـٰكِن لَّا تَشْعُرُونَ . و" وَلا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّـهِ أَمْوَاتًا ۚ بَلْ أَحْيَاءٌ عِندَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ.

Rasuulkii Alle (SCW) oo ka hadlay calaamadaha khawaarijta ayaa yiri

"سيخرج قومٌ في آخر الزمان، أحداث الأسنان، سفهاء الأحلام، يقولون من خير قول البرية، لا يجاوز إيمانهم حناجرهم، يمرقون من الدين كما يمرق السهم من الرمية، فأينما لقيتموهم فاقتلوهم، فإن في قَتْلِهِم أجراً لِمَنْ قَتَلَهم يوم القيامة.

Sidoo kale Alle ayaa Qur'aankiisa kuyiri
"﴿هو الذي أنزل عليك الكتاب منه آيات محكمات هن أم الكتاب وأخر متشابهات فأما الذين في قلوبهم زيغ فيتبعون ما تشابه منه ابتغاء الفتنة وابتغاء تأويله وما يعلم تأويله إلا الله والراسخون في العلم يقولون آمنا به كل من عند ربنا وما يذكر إلا أولو الألباب﴾"

Alle ha u naxariisto shuhadada oo dhan .

Dag Dag Waxaa saka kacsan xalada deeganka   ee waqooyi kaga began dhusamreb galmudug somaliya wararka aan saka deganka k...
30/09/2021

Dag Dag

Waxaa saka kacsan xalada deeganka ee waqooyi kaga began dhusamreb galmudug somaliya wararka aan saka deganka kahelayo waxa ey shegayan in ciimadamo katirsan dowlada ey ugoosteen dhinaca Ahlsuna dira ahan waa 34 cidanka ila xalay goostay dhanka kale gari ey leyihin cidanka dowlada ayaa xalay kugodomay deekan sanjooyo

fallows dheh page saad uhesho wararka deganka

Address

Nairobi

Telephone

+254715862298

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zuffo page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Zuffo page:

Share