Yuusuf A G

Call Contact the establishment

Yuusuf A G Follow like share waa ii muhiim waana idinka rajeynayaa

27/09/2026

Xasan sheekh oo bilaabay inuu Gato boosaska masaajidyada ku dhisanyihiin Masjidkan waa masjid aad u weyn waa ladymiyay

https://www.youtube.com/

Walaaha sharafta leh waxaan idinka codsanaa inaa subscribe dhahdan YouTube channel keyga cusub channelKan waa kiina Cods...
07/09/2026

Walaaha sharafta leh waxaan idinka codsanaa inaa subscribe dhahdan YouTube channel keyga cusub channelKan waa kiina Codsigana waa kii igu horeeyay waxaad mudantihiin sharaf iyo karamo walaalayaal subscribe

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

31/08/2026

Xasan sheekh waxa uu xaalufiyay dhamaan hatidii uu lahaa qaranka hada waxa uu u dhacay hantidii shacabka

30/08/2026

Xasan Xabaale faag Xamze Marxuum iyo Maangaab Muun dhibaatada ay u geysteen reer muqdisho ma,ahan mid la ilaawi doono # share

Waa xili dambe oo habeen ah caruurtan waxay gurigooda ka difaacanayaan  magafayaasha kala XASAN SHEEKH MAXAMUUD xAMZE C ...
24/08/2026

Waa xili dambe oo habeen ah caruurtan waxay gurigooda ka difaacanayaan magafayaasha kala XASAN SHEEKH MAXAMUUD xAMZE C B IYO mUUNGAAB

Magafayaasha shacabka muqdisho xasuuqa iyo dhaca boobka barakicinta u geystay farin u reeb
24/08/2026

Magafayaasha shacabka muqdisho xasuuqa iyo dhaca boobka barakicinta u geystay farin u reeb

24/08/2026

Sheekh Shariif oo carreeysan ayaa ka hadlay dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday xaafada Tookiyo oo dad masaakiin ah ku dhinteen, kuna dhaawacmeen kedib markii...semore

24/08/2026

Dulmiga Madaxweyne Xasan Sheekh uu Ku Haayo Umada Soomaaliyeed || Sheekh Umal

23/08/2026

Xaalufinta Xasan sheekh iyo Xulufadiisa Xisaab maloo heli donaa ka qeybqaado difaaca shacabka muqdisho oo videoga meel dheer gaarsi

19/08/2026

“Muqdisho Ma Sidaan Ayay Noqotay? Barakicin, Dhul Laga Muransan Yahay Iyo Shacab Cabsi Ku Nool—Xasan Sheekh Maxamuud Maxaa Laga Filayaa hadii dib loo doorto?”

Address

Mombasa

Telephone

+254731439534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yuusuf A G posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Yuusuf A G:

Shortcuts

Share