Axmed Uk Wararka Garbohaareey

Axmed Uk Wararka Garbohaareey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Uk Wararka Garbohaareey, London.

Kani waa guriga hoyooyinka ee degmada garbohaareey xarunta gobolka Gedo gurigan ayaa hada uu dhismihiisa dhamaadey waxan...
26/06/2018

Kani waa guriga hoyooyinka ee degmada garbohaareey xarunta gobolka Gedo gurigan ayaa hada uu dhismihiisa dhamaadey waxana dayactir ku sameysay hay'ada IOM qeybteeda DALBiLE
Dhismahaan waxa qaatey COMPANY ga
HANAD material supply & general service

Halkani waa garoonka diyaaradaha ee  degmada garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo oo sitoos ah ay diyaaradaha ugu degaya...
28/05/2018

Halkani waa garoonka diyaaradaha ee degmada garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo oo sitoos ah ay diyaaradaha ugu degayaan

Roobab lixaadleh oo ilaa xaley iyo maantey kada,ayo gobolka Gedo  gaar ahan degmada baledxaawo iyo garbohaareey xarunta ...
17/04/2018

Roobab lixaadleh oo ilaa xaley iyo maantey kada,ayo gobolka Gedo gaar ahan degmada baledxaawo iyo garbohaareey xarunta gobolka Gedo waxaa ay warark qaar sheegayaan in uu xirmay isu socodkii gaadiidka iyo dadka roobabka oo qaadi waayey darteed

Waxaa maantey maggaalada garbohaareey ee xarunta gobolka gedo lagu caleemo saarey nabadoon ku xigeenka besha reer cigaal...
30/03/2018

Waxaa maantey maggaalada garbohaareey ee xarunta gobolka gedo lagu caleemo saarey nabadoon ku xigeenka besha reer cigaal siyaad oo kamid ah beesha sade nabadoon mahad maxamuud shire deer:
Caleemo saarka nabadoonka ayaa waxaa kasoo qeyb galey nabadoono kale oo beesha sade kamid ah iyo bulsho weynta kala duwan ee reer garbohaareey sidoo kale waxaa kasoo qeyb galey maamulka degmada garbohaareey ee xarunta gobolka gedo

29/03/2018

Wararka naga soo gaareyo degmada jalalaqsi ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu arkay maggaalo dhan oo soconeyso

29/03/2018

Asalaamu caleykum dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahan kuwa ku nool gobolka gedo

Address

London
W12

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Uk Wararka Garbohaareey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share