Garboole Nin Hawd

Garboole Nin Hawd “Soo bandhigid, xasuusin iyo ilaalinta dhaqankii soomaaliyeed” Youtube-kena waakan fadlan nagu soo biir 👇🏼 https://youtube.com/?si=fQ3ytJhRXUDC5BIX

I am a video maker for the beloved Somali people to enjoy watching the beauty of their motherland and I want to share with you all the things that make you love our motherland.

24/05/2026

Wali geel maka dhalisey?!

24/05/2026

Maxad ku samayn lahayd nin meeshii maqashu kuu daaqaysay sidaa yidhi!? waa xeradii adhiga dabadeeda mesha sidaa la yidhi

23/05/2026

Hawd Iyo Geel Dhalay

23/05/2026

Awrkan waa awr dheer, kala jiidan oo cag wayn waana awr nirgo dhal ah badanaa wuxu dhalaa geel geel jiilaal ah oo adag midabkiisuna waa caddaan nirgaha uu dhalo inta ugu badan waxay ku dhashaan midabada caddaanka iyo magarka.
magarka oo hadhowna casaan noqda halka isagu markii uu dhashay ahaa awr cad in uu magar dhalo waa fir uu ka raacay xaga aabihii waana awr 11 gu' jir ah Awrkan geel maku darsan lahayd adigu?

23/05/2026

Kaftan legend reer dhagax dheer ah oo geeddigiisa wata!

23/05/2026

Isku day awrkan oo kale dhal noocee ah ayuu dhalaa?

22/05/2026

Sidee awr qooqay geel uu garanayo looga reebaa?

20/05/2026

Maxaa Nirigta laga baadhayaa?

20/05/2026

Hashaas soo sheega ciddii aragtaay reer dhagax dheer ayay ka luntaye.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garboole Nin Hawd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share