26/09/2026
Madaxweyne Maxamed siyaad barre iyo soodhaweyntii uu Muqdisho ugu sameeyay madaxweynahii Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon. Sanadku waa 1988-dii
Labadooduba (AUN) waxa ay eheed waqtigii nalku udaarnaa dadkii soomaaliyeed.