Abdimajid Dayib

Abdimajid Dayib Warar Wacdi Iyo Madadaalo

02/06/2025

Cafiska La Noqo Saaxiib.

01/05/2025

Umadi khayrka badnayd

29/03/2025
15/03/2025

Aayado quraan oo cod macaan lagu akhrinayo

Qaari xaydar siciid

Daaci tv jigjiga
15/03/2025

Daaci tv jigjiga

01/03/2025

Bilawga Ramadaan

Wariye nimcaan ilkacase

Ramadaan mubaarak  Dhamaantiin walaalahayga iyo saaxiibadayda aanu ku midawnay goobtan waxaan idiinku hambalyaynaya dhal...
28/02/2025

Ramadaan mubaarak
Dhamaantiin walaalahayga iyo saaxiibadayda aanu ku midawnay goobtan waxaan idiinku hambalyaynaya dhalashada bishan barakaysan waxan rajaynaya inan ka faa’idaysan doonno maalmahan barakaysan

Dhamaantiin is cafiya sidoo kalana Aniga i cafiya qofwalba oo dhib ina dhax maray aan Cafino ugu dambayn markan sida samayno rabi aya na cafinaya

Ramadan Kariim 🤍🖤

Imaamyada tujinaya Salaada Taraawiixda Sadex masjid oo kamida kuwa ku yaala magaalada JigjigaMasaajidadan aya kala ah :-...
27/02/2025

Imaamyada tujinaya Salaada Taraawiixda Sadex masjid oo kamida kuwa ku yaala magaalada Jigjiga

Masaajidadan aya kala ah :-
1:Masjid Bilaal
2:Masjid Cuthman binu cafaan
3:Masjid Al-Raxma

Imaamyada masaajidan tujinaya ayaa waxaa kamida qaariga caanka ah ee Xaydar siciid

10/02/2025

Harar magaalo taariikhiya

Weligaa ha ilaawin cidda ku caawisay, halka dadka kale oo dhan ay cudurdaar samaynayeen.. 🖤🥀
01/02/2025

Weligaa ha ilaawin cidda ku caawisay, halka dadka kale oo dhan ay cudurdaar samaynayeen.. 🖤🥀

Noloshu waxay noqotay muuqaalo, qaar ka mid ah Hooska dadku wuu ka weyn yahay cabirka xaqiiqda...
28/01/2025

Noloshu waxay noqotay muuqaalo, qaar ka mid ah Hooska dadku wuu ka weyn yahay cabirka xaqiiqda...

Laaca fast food goob casri ah oo cuntooyin dag-dag ah oo qiimo jaban leh aad ka helayso waxay ku taala afaafka h**e ee h...
26/01/2025

Laaca fast food goob casri ah oo cuntooyin dag-dag ah oo qiimo jaban leh aad ka helayso waxay ku taala afaafka h**e ee hoolka shirarka sayid maxamed Cadille xasan .

Address

Duale Street
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdimajid Dayib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category