Masaf Development Org

Masaf Development Org Masaf Development Organization is a legally registered CSO in Ethiopia, focused on community development, youth empowerment, and innovation.
(1)

Partnership announcement.Masaf Development Organization signed a Formal partnership Agreement with Somali Region Veterin...
02/09/2026

Partnership announcement.

Masaf Development Organization signed a Formal partnership Agreement with Somali Region Veterinary Association (SORVA)

The partnership mainly focuses on.

1. Digital skills Development
2. Entrepreneurship Development and Business incubation
3. Youth Employment and Job Creation.
4. Women economic Empowerment initiatives.
5. Climate Resilience and Disaster Risk Reduction.
6. Research and innovation
7. Community Awareness and Pastoral extension Services.
8. Leadership and Institutional Capacity Building.
9. Pastoral Development

Together we will build an empowered Youth and a prosperous pastoral Community.

Special Appreciation and Gratitude for the team who made this Milestone possible.

Addis Ababa, Ethiopia.
September 01, 2026


MASAF Development Organization successfully conducted the Her_chapter4 Space monthly meeting, focusing on Early Child Ma...
20/08/2026

MASAF Development Organization successfully conducted the Her_chapter4 Space monthly meeting, focusing on Early Child Marriage (ECM) prevention and advocacy action planning. The session strengthened members’ understanding and commitment to promoting girls’ rights, education, and protection from early marriage.

MASAF Development Organization waxay si guul leh u qabatay kulankii billaha ahaa ee Her Chapter Space, kaas oo diiradda lagu saaray ka hortagga Guurka Carruurta (ECM) iyo qorsheynta u doodista Kulanku wuxuu xoojiyey fahamka iyo ka go’naanshaha xubnaha ee ilaalinta xuquuqda gabdhaha, waxbarashadooda, iyo ka hortagga guurka carruurta.

Maalinta Caalamiga ah ee DhallinyaradaMaalintan Caalamiga ah ee Dhallinyarada, waxaa  u dabaaldega maanta dhallinyarada ...
12/08/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada

Maalintan Caalamiga ah ee Dhallinyarada, waxaa u dabaaldega maanta dhallinyarada ku kala nool bulshooyin, deegaano iyo duruufo kala duwan balse ay mideeyaan hal arriin oo ah: rabitaankooda ay u qabaan inay wax bartaan, horumaraan, fursado abuuraan, oo ay dhisaan mustaqbal ka wanaagsan kan maanta

Waxaynu rabnaa dhammaanteen xirfado muhiim ah oo nolosha iyo shaqadeena wax ka beddela. Waxaan rabnaa shaqooyin wanaagsan iyo xirfado abuura shaqo oo macno leh. Waxaan rabnaa inaan ganacsiyo dhisanno, ka faa’iidaysanno tiknoolajiyadda, oo aan abuurno fursado.

Waxa ugu muhiimsanna, waxaan rabnaa fursad aan kaga qaybqaadanno horumarka bulshada ama oo aynu inagu hoggaamino.

Dhallinyarada ku nool Jigjiga waxay yeelan karaan duruufo ka duwan kuwa dhallinyarada ku nool Juba ama meel kasta oo kale oo adduunka ah. Laakiin hamigoodu inta badan waa isku mid.

Taasi waa sababta aan ugu dadaalayno inaan abuurno goobo iyo fursado ay dhallinyaradu isku bartaan, isugu xidhman, ku hal-abuuraan, ku dhistaan xirfado, ku helaan fursado, fikradahoodana ugu beddelaan ficil.

Sababtoo ah duruufaheenu way kala duwanaan karaan, laakiin himiladeennu way ina mideysaa.

Marka dhallinyaradu helaan xirfadaha iyo fursadaha ay ugu baahan yihiin inay h**e ugu socdaan, bulshooyinkuna way horumarayaan.

Masaf Development Organization

Masaf Development Organization, oo kaashanaysa Yool Media, ayaa Masaf Space ku qabatay tababar ku saabsan Fagaare ka had...
10/08/2026

Masaf Development Organization, oo kaashanaysa Yool Media, ayaa Masaf Space ku qabatay tababar ku saabsan Fagaare ka hadalka iyo Saxaafadda casriga ah, kaas oo ay ka qaybqaateen 20 gabdhood.

Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay Saxaafadda Casriga ah, farqiga u dhexeeya Old Media iyo New Media, iyo sida gabdhuhu uga faa’iidaysan karaan fursadaha ay warbaahinta dijitaalka ahi maanta bixiso.

Intii uu tababarku socday, ka qaybgalayaashu waxa ay heleen aqoon iyo waayo aragnimo ku saabsan fahanka isbadallada warbaahinta, adeegsiga aalladaha dijitaalka ah iyo muhiimadda ay leedahay in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha iyo farriimaha bulshada.

Our Executive Director is in Johannesburg! 🇿🇦Today, he met with partners from across Africa and beyond ahead of the Afri...
03/08/2026

Our Executive Director is in Johannesburg! 🇿🇦

Today, he met with partners from across Africa and beyond ahead of the African Leadership Festival 2026. From 4–6 August, he will join global leaders, CEOs, educators, and emerging changemakers to shape the future of leadership and talent development in Africa.

We’re proud to represent our community!

Xalay, Masaf Development Organization waxay  ku qabatay Degahbour kulan furan oo ku saabsanaa “Yaa Qaabeeya Nolosha?” Ku...
27/07/2026

Xalay, Masaf Development Organization waxay ku qabatay Degahbour kulan furan oo ku saabsanaa “Yaa Qaabeeya Nolosha?” Kulanku wuxuu isu keenay dhallinyaro si ay uga wada hadlaan doorka duruufaha, doorashada, hab-fikirka, masuuliyadda shakhsiga iyo sidii loo dhisi lahaa mustaqbal iyo bulsho wanaagsan.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa martidayada Mustafe Sheikh oo nala wadaagay aqoon iyo aragtiyo qiimo leh, iyo dhammaan ka qaybgalayaashii su’aalahooda, doodahooda iyo fikradahooda ka dhigay kulanka mid wax-ku-ool ah.

Mahadsanidiin dhammaantiin. kullamada noocan oo kale ah waan joogtayn doonaa, si aynu u wada dhisno bulsho aqoon, wacyi ku hubaysan, kuwaa hoggaamin kara isbeddel nolosheena waxtara .

MASAF Development Organization successfully conducted a two-day training on the Prevention of Violence Against Women and...
27/07/2026

MASAF Development Organization successfully conducted a two-day training on the Prevention of Violence Against Women and Girls (VAWG) for 30 members of the existing MASAF Women Space (Her Chapter) on 25–26 July 2026 at MASAF Spaces.

The training strengthened participants’ knowledge on gender equality, harmful traditional practices, advocacy, leadership, and community engagement. The participants are now better equipped to become advocates for positive social norms and to raise awareness within their communities and networks.

Together, we are empowering young women to lead change and build safer, more inclusive communities.

YouthLeadership

MAXAA QAABEEYA NOLOSHEENNA?Ma Dookheena mise Duruufaheenna?Wada-sheekaysi iyo Is-weydaarsi Aragtiyeedbarnaamijkan oo oo ...
26/07/2026

MAXAA QAABEEYA NOLOSHEENNA?

Ma Dookheena mise Duruufaheenna?

Wada-sheekaysi iyo Is-weydaarsi Aragtiyeed

barnaamijkan oo oo caawa loo madalanyahay waa wada-sheekaysi furan oo ku saabsan sida doorashooyinkeennu, qiyamkeenna, iyo duruufaheenna u qaabeeyaan nolosheenna iyo mustaqbalkeenna. Waa wada sheekaysi u furan qofkasta oo xiisaynaya, Rag iyo dumar.

Wuxuu qabsoomaya caawa oo ah Maalin Axad ah, Habeen isniin soo galayso.

📅 26 Luulyo 2026
🕡 6:40 Fiidnimo
📍 Beerta Bulshada, Dhagaxbuur

Masaf Development Organization, iyadoo kaashanaysa Masaf Spaces Degahbour Hub Team, ayaa si guul leh u qabatay Youth Car...
25/07/2026

Masaf Development Organization, iyadoo kaashanaysa Masaf Spaces Degahbour Hub Team, ayaa si guul leh u qabatay Youth Career Development Workshop 2026, oo ay ka soo qaybgaleen arday, ardayda TVET, iyo dhallinyaro danaynaysa horumarinta xirfadaha iyo qorshaynta mustaqbalkooda.

Tababarku wuxuu diiradda saaray hagidda xirfadaha, doorashada mihnadda saxda ah, horumarinta xirfadaha shaqsiga, dhisidda sumcadda xirfadeed (Personal Branding), iyo sida baraha bulshada loogu isticmaalo kobcinta fursadaha waxbarasho iyo shaqo.

Waxaan uga mahadcelinaynaa dhammaan ka qaybgalayaashii sida firfircoonida leh uga qaybgaley iyo iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta barnaamijkan. oo ugu h**eeya martida barnaamijka Mustafe Sheekh, Teamka Masaf Space Dhagaxbuur. Waxaan idamka alle dhisaynaa jiil leh xirfad, himilo, iyo mustaqbal ifaya.

Address

Somali Region
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masaf Development Org posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share