Abdi dhubad mubumed

Abdi dhubad mubumed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi dhubad mubumed, Cultural Center, Somali region, Jijiga.

10/08/2024

Qodobada SINWAAR uu Miiska soo saaray & Sirta ka dambeysa Guulaha Muqaawamada |

10/08/2024

Iiraan & Pakistaan oo farriintan u diray dalalka Islaamka.

08/08/2024

Saameyn culus oo ka dhalatay fataahaddo ka dhashay roobab mihiigaan ah oo ka da'ay Dawladda deegaanka Soomaalida.

Soo dhawaw halgamaa
07/08/2024

Soo dhawaw halgamaa

07/08/2024
28/08/2022
16/08/2020

Rag hubeysan ayaa gudaha u galay hotel elite oo ka mid ah hoteelada ku yaala xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas ayaa ka socota gudaha hoteelka iyadoo ay jiraan Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah walow aan si sax ah loo ogeyn inta uu Qasaaraha la eg yahay.

Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida, ee ku sugan magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo, ayaa gacanta ku...
29/12/2019

Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida, ee ku sugan magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo, ayaa gacanta ku dhigay gaadhi noociisu yahay NOOHA, oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Gaadhigan oo la qabtay mar kii uu soo galayay magaalada wardheer, ayayna cadayn meeshii uu ku wajahnaa, hase yeeshee ciidamada amaanka ayaa baadhis dheeriya wada si loo helo cadaymo dheeriya, waxayna boolisku SRTV u sheegeen in 4 nin oo gaadhigan wadatay laqabtay isla mar ahaantaasna ay gacanta booliska ku jiraan.
Xigasho: .

Address

Somali Region
Jijiga
0275

Telephone

+251915814682

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi dhubad mubumed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share