Ahmed shadali

Ahmed shadali Rabbi baa xaliimee haddii
lagu xisaabaayo

Dhulku kuma xambaareen dharkuna
kuma xijaabeen

Elleen dhalasho iib maleh Absame  maba ahaadeene
08/08/2026

Elleen dhalasho iib maleh Absame maba ahaadeene

Dulmigan , ilaa goorma ayaan ka aamusnaan  doonnaa?Anigu waxaan ahay macmiil joogtada ha ee ku xidhan  Safaricom muddo s...
02/08/2026

Dulmigan , ilaa goorma ayaan ka aamusnaan doonnaa?

Anigu waxaan ahay macmiil joogtada ha ee ku xidhan Safaricom muddo shan sano ah. Hal maalin k**a aanan maqnaan adeeggooda. Laakiin abaal-marin waxay nooga dhigeen qiimo-kordhin joogto ah.

Badanaa Bil kasta qiimaha internet-ka waa la kordhiyaa, mararka qaarna hal bil gudaheed laba jeer. Hadda waa isla bishii, haddana qiime cusub ayaa lagu soo kordhiyay. Tani ma aha adeeg macaamiisha lagu qaddarinayo, waa culays joogto ah oo dusha looga tuurayo dadka.

Intaas kuma eka. Haddii aad SIM-ka muddo saddex bilood ah isticmaali weydo, lambarkaaga waa lagaa xidhi , qof kalanaan lasiin

Miyaan la tixgelinayn duruufaha nolosha? Ma qof kasta ayaa maalin walba khadka ku jiri kara? Dad baa safra, dad baa xanuunsada, qaar kalena duruufo ugaar ah ayaa soo mara. Ma caddaalad baa in qofka laga qaado lambarkii uu sannadaha badan isticmaalayay?

Macaamiishu ma aha boorso lacag laga gurto marka la doono. Waa dad xaq u leh adeeg caddaalad ah iyo ixtiraam.

Shirkaddani waxay u baahan tahay in lala xisaabtamo.

Asxaabta qaaliga ah, fadlan hal duco ii reeba. Alle ii barya inuu ii furo albaabbada cilmiga shareecada, igana dhigo caa...
31/07/2026

Asxaabta qaaliga ah, fadlan hal duco ii reeba.

Alle ii barya inuu ii furo albaabbada cilmiga shareecada, igana dhigo caalim daaci ah oo cilmigiisa iyo camalkiisa ku anfaca Diinta Islaamka iyo ummadda.

31/07/2026
30/07/2026

ما شاء الله

Machadka Sh- Calisuufi ee Jigjiga xaafadda Dudahiddi.

30/07/2026

Horaa loo yidhi :”Ninkii Aflaa abaar ka baxa”

26/07/2026

ما شاء الله

Galabta iyo Gol-sanFiid wanaagsan Saaxiibayaal
24/07/2026

Galabta iyo Gol-san

Fiid wanaagsan Saaxiibayaal

Alxamdulillaah.Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardaydii maanta ka qalin-jabisay Xiftiga Qur’aanka Kariim...
23/07/2026

Alxamdulillaah.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardaydii maanta ka qalin-jabisay Xiftiga Qur’aanka Kariimka ah ee Machadka Sheekh Cali-Suufi ee magaalada Jigjiga. Alle ha idinka dhigo ehelkiisa Khaaska ah.

قال رسول الله ﷺ:

إن لله أهلين من الناس، هم أهل القرآن، أهل الله وخاصته

Mahad Dhamaanteed Ilaahay ayaa iskale kadibna waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan intii ka shaqeysay qabsoomidda munaasabaddan qiimaha badan.

Waxaan si gaar ugu mahad-celinhayaa -Waalid Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi ka qaybgalkiisii sharafta iyo qiimaha weyn kulahaa xafladda iyo dhiirigakintiisii dahabiga ahayd.

Sidoo kale, mahad iyo bogaadin gaar ah waxaan u dirayaa Saaxiibkay Abdulaziz Sheik Tahir, Maamulaha Machadka Sheekh Cali-Suufi, dadaalka hagar la’aanta ah ee uu ugu jiro barbaarinta iyo tarbiyeynta ubadka Muslimiinta

𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐦𝐤𝐚 ihi 𝐰𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐢𝐢𝐲𝐞

𝐈𝐬𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐰𝐥𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨 𝐪𝐨𝐨𝐦 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐞

Waa shay Qalbiga dheefiyoo lagu qaboobaaye

𝐐𝐨𝐟𝐤𝐢𝐢 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚 𝐚𝐚𝐝𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐮𝐮 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲𝐞

𝐐𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐲𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫
𝐦𝐮𝐝𝐚𝐭𝐚𝐚𝐧𝐞

Address

Jijiga
[email protected]

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed shadali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ahmed shadali:

Shortcuts

Share

Category