Abdala Madrid

Abdala Madrid Fadlan fallow isoo dheh

16/10/2025
🇧🇷 Ciyaaryahanka reer Brazil ee ugu goolasha badan Kooxda Real Madrid.😲 Ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ee Ajnabi ah ee g...
12/07/2025

🇧🇷 Ciyaaryahanka reer Brazil ee ugu goolasha badan Kooxda Real Madrid.

😲 Ciyaaryahankii ugu da'da yaraa ee Ajnabi ah ee gool ka dhaliya kulanka El Clasico.

🏆14 Koob oo ay 2 ka mid ahi Champions League yihiin ayuu kula guuleystay Los Blancos.

Vinicius Junior waa uu 25 sano jirsaday maanta. 🇧🇷

✅Wararka kooxda Real Madrid kala soco -> Muhiyadin Ali Ege

Ninkii mudooyinkan laqaban la aa Suheybo Ottman2
12/07/2025

Ninkii mudooyinkan laqaban la aa Suheybo Ottman2

🚨⚪️ BREAKING: Alvaro Carreras ayaa noqonya ciyaaryahan cusub oo Real Madrid ah. Waxa uu maanta u safri doonaa Madrid si ...
12/07/2025

🚨⚪️ BREAKING: Alvaro Carreras ayaa noqonya ciyaaryahan cusub oo Real Madrid ah.

Waxa uu maanta u safri doonaa Madrid si uu u soo maro tijaabda caafimaadka.

[Fabrizio Romano

18/12/2024

Arda gular

Real Madrid iyo vini Jr oo wada dabaaldagaya
17/12/2024

Real Madrid iyo vini Jr oo wada dabaaldagaya

Carlo ayaa loo doortey koojka sanadka
17/12/2024

Carlo ayaa loo doortey koojka sanadka

Peres oo la kulmay ciyaartoyda Real Madrid C.F.
17/12/2024

Peres oo la kulmay ciyaartoyda Real Madrid C.F.

Address

Jijiga

Telephone

+251941224160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdala Madrid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Abdala Madrid:

Shortcuts

Share