Yahye_ahmed_ibrahin

Yahye_ahmed_ibrahin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yahye_ahmed_ibrahin, Art, Addis Ababa.

I visited the BBC Somali Service in Nairobi today. A memorable visit to an institution that has shaped Somali journalism...
11/06/2026

I visited the BBC Somali Service in Nairobi today. A memorable visit to an institution that has shaped Somali journalism for decades.

It’s official! Today, I graduated with my bachelor’s degree. Allaa Mahadleh, Nabigaa nuur leh, Madashan Qalin-badalashad...
01/11/2025

It’s official! Today, I graduated with my bachelor’s degree.

Allaa Mahadleh, Nabigaa nuur leh, Madashan Qalin-badalashadaa Sharfleh, Ardeydaa Milgo Leh, Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Maamuusleh. Waxaa sharaf ii ah inaan ka qalin badashay Kulliyadda Barashada Culuunta Computerka. Waxaa kaloo sharaf ii ah inaan la qalin badashey wiilashaa qoor-weynta ah iyo hablaha quruxda badan ee aqoonta diiniga ah iyo tan adduunkaba bartay.

Waxaan Ilaahay ugu mahadnaqayaa kanshadii, fursaddii iyo jaaniskii uu i siiyey inaan haleelo oo helo waxbarasho. Waxaan waalidkay iyo walaalahay uga mahadcelinayaa dadaalkii, danayntii iyo daryeelkii ay ila garab taagnaayeen waligood iyo waaqood. Hooyo iyo walaalo waad ibisheen oo waad iboqorteen.

Hooyo Rooda Abdilaahi Musse, koritaankaygii, kobacaygii ilaa kaalingalkaygii idinkaa ii kaalmeeyey oo kali ku ahaa. Hooyo, waligaaba waxaad ila hareertaagnayd hoo iyo hiil laga soo bilaabo dhalashadaydii ilaa maanta oo aan heerkan taaganahay. Waxaad ka dhabaynaysey hammigayga, waxaad hubaalinaysey hiigsigayga iyo hawadayda.

Aniga hooyaday fursadan oo kale waan jeclaa inay aragto, balse maysan dhicin; afar bilood ka hor geerideedii iyo aabo sanad iyo santin ka hor geeridiisii. Dhammaantood Ilaahay ha u naxariisto.

BismillahAlhamdulilah, maanta waxaan si rasmi ah u difaacay buuggii jaamacadda ee heerka koowaad, kaasi oo aan kusoo ban...
12/07/2025

Bismillah

Alhamdulilah, maanta waxaan si rasmi ah u difaacay buuggii jaamacadda ee heerka koowaad, kaasi oo aan kusoo bandhigay cilmi-baaris ku saabsan

“Implementation of a VLAN and Inter-VLAN Routing in an Enterprise Network.

Cilmi-baaristaydu waxay diiradda saartay sidii loo qorsheyn lahaa, loo hirgelin lahaa loona maamuli karo VLAN-yada (Virtual Local Area Networks) iyo Inter-VLAN Routing si kor loogu qaado amniga, kala-soocidda gaadiidka xogta, iyo waxtarka guud ee shabakadaha ganacsiyada waaweyn (enterprise networks).

Waxaan si qoto dheer u falanqeeyay muhiimadda ay leedahay kala qeybinta shabakadda iyadoo loo adeegsanayo VLANs, iyo sida router ama Layer 3 switch loogu adeegsan karo Inter-VLAN Routing si qaybaha kala duwan ee shabakadda ay isugu xirmaan si ammaan ah oo wax ku ool ah.

ALLAH -MAHAD LEH

Ciid Wanaagsan!Dhamaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelka iyo asxaabta, waxaan idin leeyahay Ciid Mubaarak. Allah SW...
30/03/2025

Ciid Wanaagsan!

Dhamaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelka iyo asxaabta, waxaan idin leeyahay Ciid Mubaarak. Allah SWT ha inagu gaadhsiiyo ciiddaan bash-bash iyo barwaaqo, nabad iyo wanaag.

Yahye -Wuxuu ku talinaysaa in wax walba oo aad damacsan tahay aad islamarkaas ku dhaqaaqdo
12/01/2025

Yahye -Wuxuu ku talinaysaa in wax walba oo aad damacsan tahay aad islamarkaas ku dhaqaaqdo

May your goals become achievements and your dreams come true.
31/12/2024

May your goals become achievements and your dreams come true.

Allah (SWT) baa keligii mahad oo dhammi u sugnaatay oo nagu simay in aan gurigiisa barakeysan ee Xaramka aan ku soo guto...
13/12/2024

Allah (SWT) baa keligii mahad oo dhammi u sugnaatay oo nagu simay in aan gurigiisa barakeysan ee Xaramka aan ku soo guto cibaadada cumrada. Dhammaanteenna RABI ha inaga wada aqbalo acmaasha wanaagsan een Soo gudanay,Dalka iyo Dadkana Alle haynoo Barakeeyo.

( ربنا آتنا في الدنيا حسنةً، وفي الآخرة حسنةً، وقنا عذاب النار )

You have to believe in yourself when no one else does.
06/11/2024

You have to believe in yourself when no one else does.

* A Good Life Need Some Bad Days  Alhamdulilah for everything 🙏
05/06/2024

* A Good Life Need Some Bad Days
Alhamdulilah for everything 🙏

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye_ahmed_ibrahin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category