Abwaan Dayib - Qoodh

Abwaan Dayib - Qoodh Wacadkaan Aqaan Mana ihi wad-waad

21/07/2024

Waxa Sidan ku Jawaabtay Nasiim Sh Aadan Siiro!!

19/07/2024

Fartuuneey Dartaa baan u heesayaa😂❤️✋

HEES 1/1/2024Jacayl kaan bandhiganaayayK**a iman bogiyo maankaBushmahana dhab k**a hayneKala baro runtiyo beentaBartaa l...
29/02/2024

HEES 1/1/2024
Jacayl kaan bandhiganaayay
K**a iman bogiyo maanka
Bushmahana dhab k**a hayne
Kala baro runtiyo beenta

Bartaa laabta Kuma taalid
Kasha boos kumaad yeelan
Beebidiyo jacaylkaygu
Beer la xawsi weeyaane

Bilistiyo Haweeenkeena
Wallee kaala biximaayo
Waxa tahay bar kuma taale
Ha rumaysan baaqayga

Adigoon I baran huuno
Boqorkaaga hay moodin
Inta aanad bilo ooyin
Ii barooran hooy joogso

Hadii Aan ku buun-buunshay
Boholyoow Jacayl sheegtay
Afka Baarki buu haaye
Ka bogsoo dib hay raadin

DAYIB NUUR - QOODH

27/02/2024

DHUKUROOW😂😂😂✋

Boqor Raabi Alle Cimriga, Caafimaadka iyo Caqligaba ha u barakeeyee, Waa Astaanta Beeshayda.Waa Geesi Mayal adag oo aan ...
24/02/2024

Boqor Raabi Alle Cimriga, Caafimaadka iyo Caqligaba ha u barakeeyee, Waa Astaanta Beeshayda.
Waa Geesi Mayal adag oo aan waligii runta ka Gaban.
Waxan kala Mid ahay Tol-jacaylka Adeerkay💎

Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi Cilmi❤️🙏

ALLE SW HA ISU BARAKEEYO INDRTY IFRAH IYO INDERKY AXMED BARAKOOBA IDAM-ALLE❤️🙏
24/02/2024

ALLE SW HA ISU BARAKEEYO INDRTY IFRAH IYO INDERKY AXMED BARAKOOBA IDAM-ALLE❤️🙏

Gudidaan cimaamaday haday, dirir cambaaraysayOo aan codkay Soo tabsheen,daraf ku ciidayninOo ay nabada Calanka u sidaan,...
21/02/2024

Gudidaan cimaamaday haday, dirir cambaaraysay
Oo aan codkay Soo tabsheen,daraf ku ciidaynin
Oo ay nabada Calanka u sidaan,Waa Cawa ilaahe
Caadilkay ha dhawree ma Cugan, qaar Colaad Shida’e
Waa Cuqaal ilaahay sharfoo, ceebi qabanayne
Waa Sandalad Caqligu uu hagoo, aan la Carinayne
Cidhif iyo illaa cidhif dalkaa,caydu soconayso
Shacabkani is wada caasiyee, kala calool gooyay
Ee curadadii kala dilee, Caarki bixin waayay
Ee Cunuga inantood dhashiyo, Coomirrada dhaafin

Waxaas oo Cibaaro ah dalkani, Ciriq ba loo waayay
Marka ay Cakiran tahay raggii, Lagu Car-ceeraayay
Ee kaligod Ciidamin jiree, Samaha Caadaystay
Hadaan talada ay soo Culeen, Caynka lagu Giijin
Wallee inu sharkad u Cokan tihiin, Ciida idin dhaafin
Ma Cafiyo Raxmaankuna midkii, Ciil islaam qaba’e
Ciddii kibirta Boqorkaa jabshoo, wuu Cabudhiyaaye
Is Cafiya Colaadana af-jara, Camalla shaydaanka
Isna ciirsadaay waxa tihiin, Cad iyo jiidhkiiye

Cadda-gude suldaan ina Caliyo,Culusta Reer kaygu
Waa Cadaaliyiin laan ta jecel, Nabad Cawayn Taase
Ha hor cararinaay madaxdu waa,Caalimiin dhaqane
Caada qaatayaashoow qajila,Oo Cuucda naga daayaa

Abwaan Dayib - Qoodh 👍🙏

21/02/2024

XASAN TARABI WAA IN XAJKA LOO TAGAA SANADKAN AHUN🤲❤️🙏

PAGE KII H**E WUI XUMAADAYE KAN FOLLOW GAREEYA✋🙏

Meeshaydii H**e Baas-koolad TEE TEE ah baan Siistaye Kusoo dhawaada halkan Sxpyaal😂✋
05/02/2024

Meeshaydii H**e Baas-koolad TEE TEE ah baan Siistaye Kusoo dhawaada halkan Sxpyaal😂✋

Address

Addis Ababa

Telephone

+252634589317

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Dayib - Qoodh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Abwaan Dayib - Qoodh:

Share

Category