Qiso-Page

Qiso-Page Wellcome to Qiso-Page For more information please contact as in our Message below

25/09/2025

Bogan Si toos ah Baan u howl-gilinayaa, maalmahan soo aadan lakiin waa ka duwan yahay wajigii h**e 👀

WAR DEGEGA Dowladda dhexe ayaa go'aamisay in bisha Meskerem ee sannadka 2018 la kordhiyo mushahaarka shaqaalaha.Si noloa...
18/08/2025

WAR DEGEGA

Dowladda dhexe ayaa go'aamisay in bisha Meskerem ee sannadka 2018 la kordhiyo mushahaarka shaqaalaha.

Si noloasha dadka wax looga badalo waxaa la qaatay go'aamada hoose:
1. Mushahaarkii ugu hooseyay ee ahaa 4760 ayaa loo kordhin doona ilaa 6,000 Birr.
2. Mushahaarka ugu sarreeyay oo ahaa 21,492 Bir, wuxuu noqon doona 39,000 Bir.
3. Qofka Degree-ga ku soo qalin jabiya oo mushahaarkisu ka bilaaban jiray 6,940bir hada wuxuu noqon doona 11,500bir.

Si arrintan loo hirgaliyo waxaa loo baahan doona 160Bilyan Bir. Arrintan ayay dadka shaqaalaha ah aad u soo dhaweeyen.
Voss Tv

Botswana🇧🇼 :dalka ku yaalla koonfurta qaarada Afrika ayaa laga heley Daymankii 💎2aad ee abid ugu weynaa adduunka, waxaan...
18/08/2025

Botswana🇧🇼 :dalka ku yaalla koonfurta qaarada Afrika ayaa laga heley Daymankii 💎2aad ee abid ugu weynaa adduunka, waxaana laga heley meel macdanta laga qodo oo la yiraa Karowe. Dheemankaan ayaa cabirkiisu yahay 2492 karaat (second largest diamond ever found). Qiimihiisa waxaa lagu sheegey 800 Milyan oo lacagta Botswana eh ama doolar ahaan waxuu noqonayaa $ 60 million oo dollar.

16/08/2025

Lamine Yamal ⚽️

Ft Malorca 0 Barca 3

16/08/2025

81, Cherki ⚽️

Wolves 0 M City 4

16/08/2025

Ferran Goal ⚽️
2-0 For barca

16/08/2025

Haalaand ⚽️ again
Wolves 0 City 3

16/08/2025

Raphinha Goal ⚽️

Mallorca 0 Barca 1

16/08/2025

Goaal ⚽️
Reijinders
Wolves 0 M city 2

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qiso-Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share