Duluf gamer

Duluf gamer Asxabta aad baad ugu mahadsantihiin garab istaagina

What a game. Nimankii juve ahaa in istanbul la geestay ayaana seetahay loo gubay 6 loo soo waday wx  wxlba laga sameysta...
17/02/2026

What a game.
Nimankii juve ahaa in istanbul la geestay ayaana seetahay loo gubay 6 loo soo waday wx wxlba laga sameystay nimankan galatasaray ah home kooda hadee kugu helaan allah ku aruursho dab wye wlhi markay home yihiin 🔥😂

Game ka ugu weyna isbucan sidaan ku dhamaatay isbuc lawada sh*tay ayuu ahaa markii game kaan laga saaro.  Spurs labadeed...
01/02/2026

Game ka ugu weyna isbucan sidaan ku dhamaatay isbuc lawada sh*tay ayuu ahaa markii game kaan laga saaro.
Spurs labadeeda waji ee season ayey ku dheelen cawa first half kii league ku dheeshay second half kii ucl 😂

Ucl play off kiisa sidaan la iskugu aaday. Kulama woow ah ma jiraan lkn Real ayaa mar kle benfica ku aaday 😂Waxaana la c...
30/01/2026

Ucl play off kiisa sidaan la iskugu aaday.
Kulama woow ah ma jiraan lkn Real ayaa mar kle benfica ku aaday 😂
Waxaana la ciyaari doona February 17/18 iyo 24/25 February

Ucl group stages kiisa waa soo dhamaaday. Sidaan ayaana lagu kala tagay. Real madrid oo sanadkii labad iyada psg play of...
28/01/2026

Ucl group stages kiisa waa soo dhamaaday.
Sidaan ayaana lagu kala tagay.
Real madrid oo sanadkii labad iyada psg play off aaden. Barca comeback sameyse Chelsea sidoo kle Liverpool 6 dhiibtey city io arsenal oo guul qabow gaaren. Halka man united io anigana daawadayal ka aheen wx cawa dhacayey 😂😂

28/01/2026

Real madrid goal keeper ayaa ka dhaliyey goal 😳

Waa la is haaya barca. Real io Chelsea waa lagu leeyahay table kana sidaas loo kala horeeya yaa second half is xoreeni d...
28/01/2026

Waa la is haaya barca. Real io Chelsea waa lagu leeyahay table kana sidaas loo kala horeeya yaa second half is xoreeni doono oo play off ka badbaadi doono yaasa loo diri doona 🙄
Arsenal mx wye ucl see u dheeleyso may league u dheesho 😂

Sida caadada aheed barca waa lagu bilaabay 😂
28/01/2026

Sida caadada aheed barca waa lagu bilaabay 😂

Ucl cawa waa shidanyahay kooxahan  badanaa play off aadayo halka kuwa kle booskooda ilaa shanaayan talow yaa lagala bixi...
28/01/2026

Ucl cawa waa shidanyahay kooxahan badanaa play off aadayo halka kuwa kle booskooda ilaa shanaayan talow yaa lagala bixi doona booska 3 boos iyo 11 koox 🔥

26/01/2026

War i wediya tagerayasha arsenal suashan

25/01/2026

Dhiga 3 dhibcood 😂😂

2-3 man u dabal daga ma dhamesane walo sariye
25/01/2026

2-3 man u dabal daga ma dhamesane walo sariye

What a game 2-2 😂😂😂
25/01/2026

What a game 2-2 😂😂😂

Address

Liebigstraße 50

63069

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duluf gamer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Duluf gamer:

  • Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment?

Share