Bulxan Fadlan Follow_page Like_Page Share_page

26/12/2025

Jawaabta Soomaaliya

25/12/2025

Ra'isul wasaaraha Dalka Xamze Cabdi Bare ayaa Qudbad jeediyay uguna mahad celiyay Shacabka soomaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho Sida sharafta badan doorasha ugu soo baxeen.

25/12/2025

Gadoomiyaha guddiga doorashooyin qaranka ayaa ku dhawaaqay in ay soo gabagabooday doorsha saak 6:00 subaxnimo bilawaday.

24/12/2025

Madaxeyne Xasan shiikh Oo Caawa shacabka Soomaliyeed lahadlay gaar ahaan kuwa Muqdisho aya yiri sidaan.
Wxaa saacado kadib rumoowi doono waxaan wax badan ku haminaysay soomaliya.

21/12/2025

Kaarka Niiro yaan ugu Codey naynaa ethopia mise Oromo.

20/12/2025

Waad doodi karta waad hadli karta waad shiri kartaa lakin malinkow qori soo qaato dadka ayaan dilaa yiraahdo gacanta ayaan ka qabanayna.

20/12/2025

Madaxeynaha Dalaka Xasan Sheeq Maxamuud
Ayaa baaq ujeediyay Mucaarada iyo shirkii Kismaayo.

19/12/2025

Waziirka wazaarada Gaashaandhiga Fiqi
Asigoo lahadlaya Mucaaradka ayaa yiri

Sheekh shariifow adigaa dagaal geli karee qorigaan ku dhiibayna orod dakaagi laay

18/12/2025

SHIRKII Kismaayo Iyo Madaxweynaha Puntland
Saciid Cabdillahi Deni.

18/12/2025

Shirkii Kismaayo iyo Qudbadii Madaxweynaha Jubland Axmed Madoobe.

(Xasanow waxa aad shalay diiday maanta kaama yeeli doono)

Adresse

Jaale Siyaad
M'sila
252

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Bulxan publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Bulxan:

Partager