Abdikariin Ahmed Mooge

Abdikariin Ahmed Mooge cilmi baadhis qoto dheer

Wie gewohnt öffnen

Hargeysa iyo Jabouti dadkoodu waa walaalo, waana ii sharaf in  Maayaradda Jabouti, marwo Fadumo Cawaale Cismaan, in ay n...
02/01/2022

Hargeysa iyo Jabouti dadkoodu waa walaalo, waana ii sharaf in Maayaradda Jabouti, marwo Fadumo Cawaale Cismaan, in ay nagu soo dhawayso Jabouti, aniga iyo xubnaha Golaha Deegaanka Hargeysa ee booqashada igu weheliya. Sida dadka reer Somaliland iyo reer Djabouti isagu dhawyihiin ayaan labada Caasimaddoodna isagu soo dhawaynaynaa.

27/12/2021

Gadiid baahi wayn ay u qabtay D.H.H, si loo dardargaliyo shaqada.

24/12/2021

Jimce Wanaagsan dhammaan taageerayaasha Kooxda Caasimadda.

30/09/2021

ᴍᴀᴄʟᴜᴜᴍᴀᴀᴅ ⁱʸᵒ ᴅʜɪɪʀɪ ɢᴀʟɪɴ

————

Cudurka fayraska korona 2019 (COVID-19) waa cudur neef mareenka ku dhaca. Waxaan wali baraneynaa waxyaabo cusub oo ku saabsan COVID-19. Halkan waxaa ku yaal xoogaa macluumaad ah oo ay tahay inaad ka ogaato wax ku saabsan COVID-19 si looga caawiyo ilaalinta bulshadaada.

Qof kasta oo da' kasta jira wuu qaadi karaa cudurka. Dadka qaar ayaa laga yaabaa inay ka xanuun darnaadaan kuwa kale. Dadka qaba COVID-19 way qaadsiin karaan dadka kale, xitaa haddii aysan xanuun dareemayn.

Astaamaha
Dadka qaar ee qaba infekshanka COVID-19 way yara xanuunsadeen. Qaarkoodna aad ayey u xanuunsadeen. Astaamaha qaarkood ayaa ah:

Qandho
Qufac
Neefta oo yaraata
Qarqaryo
Madax xanuun
Murqo xanuun
Cune xanuun
Daal
San cabur ama sanka oo dareera
Dhadhanka ama urta oo luma
Astaamaha kale ee aan badnayn waxaa ka mid ah astaamaha caloosha sida lallabbo, matag, ama shuban.

Is-baar hadii aad xanuun dareento. Si aad u hesho goob baaritaan oo kuugu dhow, booqo melaha baritaanada ee COVID-19-ka.

" Hargeysa ilaa qorshe magaalo oo sugan yeelato , way adagtay in la bil-ciyo oo la qurxiyo oo la nidaamiyo , markaa hadi...
16/08/2021

" Hargeysa ilaa qorshe magaalo oo sugan yeelato , way adagtay in la bil-ciyo oo la qurxiyo oo la nidaamiyo , markaa hadii qurux Hargeysa laga doono yadoo nashqad guud oo la raacayaa aanay jirin , nashaqad hageysa quruxda loo socdo sodon sanno labaatan sanno , markaa Hargeysada quruxda badan ee hagaagsan ee caasimadda noqonaysa lahelimaayo ".

" Hargeysa ilaa qorshe magaalo oo sugan yeelato , way adagtay in la bil-ciyo oo la qurxiyo oo la nidaamiyo , markaa hadii qurux Hargeysa laga doono yadoo nashqad guud oo la raacayaa aanay jirin , nashaqad hageysa quruxda loo socdo sodon sanno labaatan sanno , markaa Hargeysada quruxda badan ee hagaagsan ee caasimadda noqonaysa lahelimaayo ".

𝙄𝙞𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙪𝙘𝙚𝙚𝙮𝙖 𝙞𝙣 𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙨𝙬𝙩 𝙝𝙖𝙬𝙨𝙝𝙖 𝙞𝙞 𝙛𝙪𝙙𝙪𝙙𝙚𝙚𝙮𝙤
18/06/2021

𝙄𝙞𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙪𝙘𝙚𝙚𝙮𝙖 𝙞𝙣 𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙨𝙬𝙩 𝙝𝙖𝙬𝙨𝙝𝙖 𝙞𝙞 𝙛𝙪𝙙𝙪𝙙𝙚𝙚𝙮𝙤

𝙄𝙞𝙜𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙙𝙪𝙘𝙚𝙚𝙮𝙖 𝙞𝙣 𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙨𝙬𝙩 𝙝𝙖𝙬𝙨𝙝𝙖 𝙞𝙞 𝙛𝙪𝙙𝙪𝙙𝙚𝙚𝙮𝙤

13/06/2021

𝙒𝙖𝙖 𝙜𝙪𝙪𝙡 𝙠𝙖𝙡𝙚 𝙤𝙤 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙣𝙖𝙮 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙮𝙜𝙤𝙤𝙬
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙢𝙖𝙧𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭 𝙬𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙠𝙖 𝙠𝙤𝙧𝙖𝙮
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙧𝙖𝙟𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧 𝙛𝙖𝙧𝙤 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙞𝙣𝙘𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

𝙒𝙖𝙖 𝙜𝙪𝙪𝙡 𝙠𝙖𝙡𝙚 𝙤𝙤 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙣𝙖𝙮 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙮𝙜𝙤𝙤𝙬𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙢𝙖𝙧𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭 𝙬𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙠𝙖 𝙠𝙤𝙧𝙖𝙮𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙧𝙖𝙟𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧 𝙛𝙖𝙧𝙤 𝙗𝙖...
13/06/2021

𝙒𝙖𝙖 𝙜𝙪𝙪𝙡 𝙠𝙖𝙡𝙚 𝙤𝙤 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙣𝙖𝙮 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙮𝙜𝙤𝙤𝙬
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙢𝙖𝙧𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭 𝙬𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙠𝙖 𝙠𝙤𝙧𝙖𝙮
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙧𝙖𝙟𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧 𝙛𝙖𝙧𝙤 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙞𝙣𝙘𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

𝙒𝙖𝙖 𝙜𝙪𝙪𝙡 𝙠𝙖𝙡𝙚 𝙤𝙤 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙙𝙝𝙣𝙖𝙮 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙮𝙜𝙤𝙤𝙬
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙢𝙖𝙧𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙬𝙖𝙭 𝙬𝙖𝙡𝙗𝙖 𝙠𝙖 𝙠𝙤𝙧𝙖𝙮
𝙒𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙮𝙣𝙪 𝙧𝙖𝙟𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙝𝙖𝙮𝙧 𝙛𝙖𝙧𝙤 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙞𝙣𝙘𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝

05/06/2021

WAYNU GUULAYSANAY ❤️🙏🏾🙏🏾

WAYNU GUULAYSANAY ❤️🙏🏾🙏🏾
05/06/2021

WAYNU GUULAYSANAY ❤️🙏🏾🙏🏾

WAYNU GUULAYSANAY ❤️🙏🏾🙏🏾

05/06/2021

Dadkaygooow sharafi Waa korkiina
Balan balan balan 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

02/06/2021

WAXAAN DAREEMAYA FARXAD BADAN OO SHACABKAYGU II GAADHSIIYEEN

02/06/2021

Shacabkaygoow Malin bacadka waad ii taagnaydeen aniguna waxa aan idin taagnaan doona malin walba oo ka mid ah shantaa sano

30/12/2020

Maayarka Addis Ababa, wuxuu dhawaan ka mabnuucay dawarsiga magaaladiisa! lakiin aniga magaaladaydu waxay noqotay magaalo kuwii laga mabnuucay in ay ka dawarsadaan Addis Ababadii ay u dhasheen ay ka dhex dawarsadaan iyaga oo raxanraxan u socda, waxay hoy ka dhigteen wadooyinkeeda arintuna waxay u muuqata faro ka bax!

Abdikariin Ahmed Mooge
30/12/2020

Abdikariin Ahmed Mooge

Allah ya raxma raximiin waxa Cawa tiiisi noqotay oo aduunka nabad galyeeyay fanankeeni waynaa ee ka tirsanaa  kooxda hob...
24/12/2020

Allah ya raxma raximiin waxa Cawa tiiisi noqotay oo aduunka nabad galyeeyay fanankeeni waynaa ee ka tirsanaa kooxda hobolada waaberi Waa
Abdi cali bacalwaan oo ku geeriyooday caasimada gobolka Rheinland-Pfalz ee mainz.
Allah naxaristii jano haka waraabiyo famlygi iyo asxbtii uu ka baxayna Allah samir iyo imaan haka siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

UpdatedGoblka Saxony Hadaad Ku Nooshahay Laga Bilaabo 14'Bishan (Isniinta)  Waxa Dhaman La Xidhaya Adeegyada Bulshada Ma...
07/12/2020

Updated

Goblka Saxony Hadaad Ku Nooshahay Laga Bilaabo 14'Bishan (Isniinta) Waxa Dhaman La Xidhaya Adeegyada Bulshada Marka Laga Reebo Dukaamada Iibiya Quutal Daruuriga/Cuntada Iyaga Laftoodu Lama Hubbo In Ay Sii Furnan Doonan

Waxa Ay Adeegyadni Xidhnaan Doonan Ilaa 14Bisha1'Aad Ee Sanadka 2021

Waxa Hadda Sidan Sheegay Madaxwynha/Rasysal Wasaraha Gobalka Saxony Ministerpräsident Michael Kretschmer

01/12/2020
Mohamud Fareey

Mohamud Fareey

QIYANO FASHILANTAY IYO FURIN DHACAY

Ciyaaryahankii xulka Gobolka Saaxil  Mukhtaar yaxye ayaa hada geeriyooday.😭😭😭Ilahay naxariistii jano Fardawsa ha ka Wara...
30/11/2020

Ciyaaryahankii xulka Gobolka Saaxil Mukhtaar yaxye ayaa hada geeriyooday.😭😭😭
Ilahay naxariistii jano Fardawsa ha ka Waraabiya danbigiisana alle ha dhaafo.
dhamaaan shacabka somaliland iyo eheladiisui samir iyo imaan alle ha ka siiyo.

24/10/2020
C.ronaldo oo hadda la‘ xaqiijiyey in uu hayo corona virus
13/10/2020

C.ronaldo oo hadda la‘ xaqiijiyey in uu hayo corona virus

Madaxweyna dawlad deeganka somalida ethopia Mustafe omer ayaa sheegay in ay magacabeen guddi baadha dhimashada prof Ali ...
08/10/2020

Madaxweyna dawlad deeganka somalida ethopia Mustafe omer ayaa sheegay in ay magacabeen guddi baadha dhimashada prof Ali khaliif galaydh , jigjiga waxa si kedisa ugu geeriyooday haldoor dhawra oo ay kamid ahayeen weriye axmed Hassan cawke , abwaan Sangub , Fanaan daaud Ali masxaf oo dhimashadooda ay dhalisay hadal hayn badan , waa markii ugu h**eysay ee dawlad deeganka somalidu qaado talaabo baadhiseed oo lagu xaqiijinayo sababta dhimashada deg dega ( sudden death ) si loo xaqiijiyo dhimashada in xaalad caafimad ay keentay iyo in kale , madaxweyne mustafe cagjar goaan quman bu qaatay ( transparent )

Degdeg———Madaxweynaha dalka maraykanka iyo marwadiisa oo hadda laga helay covid 19 ama corona virus
02/10/2020

Degdeg———

Madaxweynaha dalka maraykanka iyo marwadiisa oo hadda laga helay covid 19 ama corona virus

29/09/2020
DER SPIEGEL

DER SPIEGEL

Coronakrise: Kanzlerin Merkel verkündet neue Maßnahmen. Verfolgen Sie die Pressekonferenz mit Bayerns Ministerpräsident Söder und Hamburgs Erster Bürgermeister Tschentscher im Livestream.

15/09/2020

Raysal wasaraha Germal ka Chancellor Merkel iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Seehofer waxay isku raaceen inay qaabilaan ku dhowaad 1,500 oo muhaajiriin dheeraad ah oo ka yimid jasiiradaha Griiga - gaar ahaan qoysaska carruurta leh. Markus Feldenkirchen wuxuu arrintan kala hadlayaa guddoomiyaha baarlamanka ee Midowga ah

Waxaan leenahay hadanu nahay bahda #somalioraginaltimes soo dhawada 🙌🏾🙌🏾💯

Waxa manta Soo gaba gab**bay shir ay lahayeen Jaliyada ka dhisan gobolka Rheinland-Pfalz gaar ahaan magalada Koblenz iyo...
13/09/2020

Waxa manta Soo gaba gab**bay shir ay lahayeen
Jaliyada ka dhisan gobolka Rheinland-Pfalz gaar ahaan magalada Koblenz iyo nawaaxigeeda jaliyadaas oo magaceeda la yidhaahdo 𝙎𝙄𝙆𝙆 oo loo Soo gaabiyay
𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙜𝙧𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣 𝙠𝙪𝙡𝙩𝙪𝙧 𝙠𝙤𝙗𝙡𝙚𝙣𝙯.

Sanad wacan dhaman umada musliminta
19/08/2020

Sanad wacan dhaman umada musliminta

17/08/2020

Cimiladu maxay sheegtay ?😂😂😂😂

31/07/2020
Muscle Booster

Muscle Booster

Download the app 📲
Get fit with Muscle Booster 💪

𝙆𝙤𝙤𝙭𝙙𝙖 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙆𝙤𝙗𝙡𝙚𝙣𝙯 𝙚𝙚 𝙜𝙤𝙗𝙤𝙡𝙠𝙖 𝙍𝙝𝙚𝙞𝙣𝙡𝙖𝙣𝙙-𝙋𝙛𝙡𝙖𝙯
26/07/2020

𝙆𝙤𝙤𝙭𝙙𝙖 𝙢𝙖𝙜𝙖𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙆𝙤𝙗𝙡𝙚𝙣𝙯 𝙚𝙚 𝙜𝙤𝙗𝙤𝙡𝙠𝙖 𝙍𝙝𝙚𝙞𝙣𝙡𝙖𝙣𝙙-𝙋𝙛𝙡𝙖𝙯

26/07/2020

Kooxda Som koblenz oo werega labad u gudubtay shalay markii ay guul ka gaadhen dhigooda Bensheim.
Koobkan waxa qabanqabiyay Somalia News Germany.
Waxana ka qaby qaatay 32 kooxod

𝘾𝙖𝙥𝙞𝙩𝙖𝙣𝙤 𝙖𝙗𝙙𝙞𝙦𝙖𝙙𝙞𝙧 𝙨𝙖𝙖𝙡𝙖𝙭

26/07/2020

𝙃𝙤𝙬𝙖 𝙮𝙖𝙖 𝙝𝙤𝙬𝙖 ❤️👍

𝙞𝙢𝙞𝙨𝙖 𝙜𝙤𝙤𝙧 𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙝𝙚𝙚𝙨𝙩𝙖𝙣 𝙡𝙖𝙜𝙪𝙜𝙪 𝙨𝙚𝙚𝙭𝙞𝙮𝙖𝙮
𝙖𝙢𝙖 𝙖𝙖𝙙 𝙖𝙧𝙖𝙜𝙩𝙖𝙮 𝙣𝙪𝙪𝙣𝙚 𝙮𝙖𝙧 𝙤𝙤 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙨𝙚𝙚𝙭𝙞𝙣𝙖𝙮𝙤?

𝙡𝙖𝙠𝙞𝙣 𝙙𝙖𝙧𝙚𝙚𝙣 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙚 𝙡𝙚𝙚𝙜 𝙤𝙤 𝙭𝙖𝙦𝙖 𝙝𝙤𝙤𝙮𝙖𝙣𝙞𝙢𝙖𝙙𝙪 𝙡𝙚𝙚𝙙𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙙 𝙠𝙖 𝙙𝙖𝙧𝙚𝙚𝙣𝙩𝙖𝙮 𝙝𝙚𝙚𝙨𝙩𝙖𝙣 ?

𝙢𝙤𝙢❤️ 𝙬𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙙𝙪𝙣𝙞𝙙𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙦𝙖𝙡𝙞𝙨𝙖𝙣🤲❤️

Adresse

Reiskirchen

Telefon

+4917631772771

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdikariin Ahmed Mooge erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Kunst & Unterhaltung in der Nähe


Andere Kunst & Unterhaltung in Reiskirchen

Alles Anzeigen

Bemerkungen

Sagaal ciyaala oo UN ta loo gacan geliyey😂😂😂
*HHHH SIDEE DUMARKU WAX U XADAAN* 👇👇👇
Asalamu Calaykum dhaman walalaha jecel kheyrka waa hooyo Habibo Abdirahman Aden oo kuxanuunsan xerada qaxootiga ee dhadhaab Kenya Gaar ahan dhagahaley baris dheer kadib dhaqatiirtu waxay yirahdeen dawadeeda waxa kubaxaya adoon garayo 25000$ kala xariir Aden Abdi Aden +254726657385
BK
WASIIRKA GAASHANDHIGA INGIRISKA WILLIAM GAVINSON OO SAFAR AAN H**E LOO SHAACIN KU YIMID SOMALILAND Wasiirka gaashandhiga ee ingiriska ayaa safar shaqo oo aan h**e loo shaacin Ku yimid casimada jamhuriyada Somaliland ee hargeysa iyadoo uu qasriga madaxtoyada kula kulmay Muuse biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen sida ila wareedyo ka ag dhawi sheegayaan xaalada geeska iyo arimo gaashandhiga Ku sabsan oo uu si gaara ah awaamir Ku sabsan gaashandhiga Ku faray madaxweyne Muuse biixi isagoo sidoo kale Mr William gavinson soo qaaday saldhiga military ee imaaratku ka dhisanayo berbera oo terminal bada iyo cirka ah lagu talaalay iyo samaynta ay yeelan karto iyo in dawlada ingirisku in aanay ogolayn arintaas , kadib kulan saacado qaatay wuxuu wasiirka gaashandhiga ee ingirisku kulamo gooni gooniya kula qaatay wasarada gaashandhiga ,taliska ciidamada qaranka iyo taliska ciidamada bacda wasiirka gaashandhiga , taliyaha ciidanka qaranka Taani , taliyaha ciidanka badda Xiirane isagoo sharaxaad dheer ka siiyay arimaha gaashandhig ee uu u socday kana dhegaystay warbixino kala duwan , waa masuulkii ugu sareyay ee intii xukumada Muuse biixi jirtey Casimada Hargeysa yimaada, safarkisana waxa uu dhaliyay dareemo badan oo kala duwan iyadoo aan si toosa loo garanayn sababta rasmiga ah ee uu wakhtigan dalka u yimid
FARIIN CAAFIMAAD Suuro gal ma tahay in Hilib aad cuntay in Xanuun kaaga soo gudbo ? Haa / maya Maanta waxa aan isku dayaynaa in aynu fariin caafimaad oo Ku wajahan Xoolaha aynu dhaqano iyo cudurada inooga soo gudbi kara aynu isku bararujino si lamida sida aduunka meelo badan oo kamidi ay 09/ Dec / 2018 u asteyeen in looga hadlo arintaaas, hadii aynu Somali nahay ilaah wuxuu inagu galaday xoolo nool oo nimcoolay ah kuwaas oo aynu manafacadsano hilibkooda iyo Caanahodaba si maalin le marka laga tago dheefta guud ee ay inoo leeyihiin waxa dhici kara mar marka qaar in ay suuro gal tahay in ay Xanuuno inooga soo gudbaan , tusaale ahaan caanaha hadii aan si fiican loo kar kariin si joogto ahna aan loo baadhin neefafka irmaanka ah ee caanahaoda la inoo soo lisayo waxa neefafka buka ee canahooga la soo lisay inooga soo gudbi kara , xanuuno badan si lamida sidaas oo kale cadka oo aynu u isticmaalno si maalinle ah waxa isagana inooga soo gudbi kara xanuuno badan oo uu ugu khatar badan yahay cudurka buruseluhu ( brucella ) kasoo hadii neefafka u diyaarsan in la qalo ( Slaughtering) aan si fiican loo baadhiin oo neefaf qaba cudurku ay kasoo gudbaan kawaanka qalinka oo ay usoo gudbaan suuqyada khatar caafimaad Ku noqon karta qalaha hilibka , iibiyaha hilibka ,iyo iibsadaha hilibkaba , waxana fiicaan in baadhiis xoogan oo caafimaad lagu sameeyo neefafka u diyaarsan in loo qalo si Hilib ahaan loogu iib geeeye. Ugu danbayn fariinta caafimaad ee aan shacbiga la wadaagayo ee Ina wada quseysaaa waxa weeye in Hilibka si fiican la iskaga kariyo oo aan karka kowaad isagoo bisayl xiga lagaga qaadin ee dabka loo yara daayo ilaa uu ka muudh muudhayo si dabku u dilo wixii caafimaad ahaan aan wanagsanayn ee neefafka yara bukay, kuwa aan bukin laftoodana dabku waa u fiican yahay Dr barkhad Sulub Ali
Maalinitii Arbacada ee lasoo dhaafay waxay maxkamadda magaallada Gießen ee Gobolka Hessen Xukun ku riday wiil soomaali ah oo da'adiisa lagu sheegay 21 sanno jir ,kaaso lagu soo eedeeyay falal budhcadnimo oo kale duwan ,sida in uu midi ugu hanjabay kaasheerka Tukaanka Rewe ah ,kana dhacay lacag lagu qiyaasay 800 Euro. Sidoo kale falalka lagu soo eedeeyay waxaa kamida jidgooyo iyo b**b loo gaystay dadka pizza qaada. Falkan waxaa ku wehelinaayay wiilka Soomaaliga,wiil kale oo jarmal ah oo caawinaayay. Ugu dambayn maxkamdu waxay ciqaab xabsiyeed dhan sadeex sanno ku ridday wiilkan Soomaaliga. Wararka Somali original times