Clicky

Xilguntade media

Xilguntade media HalleSaale. waxaan ahay saxafi madax bannaan oo dufaaca dadka ladulmiyo ama magaca Hawiye waxaan udoodaa gaarsiiyaa meelfag dadka dulman dhanka siyaasada iyo dhanka bili aadanimo.

waxaan ahay saxafi madaxbanaan kuna nool wadan amaan ah. I advocate for the political and humanitarian oppressed. I am a freelance journalist living in a safe country. Ich setze mich für die politisch und humanitär Unterdrückten ein. Ich bin ein freiberuflicher Journalist und lebe in einem sicheren Land

Wie gewohnt öffnen

28/11/2022
28/11/2022

Degdeg war aad layaabi doonto ayaan kuuwadaa caawa oo fashil ah.

Dhanka kale qaraxa kadhacay hotel Roose mahan mid gaadmaa ee waa mid si toos ah loosoo gudbiyey.

Amaan ayaan uwadaa caawa abgaal cusmaan oo cadale in ay qabsadaan wax yar ujira.

28/11/2022

Kudhawaad 20 sacadood ama kabadan ayey kadagalamayan hotel roose

27/11/2022
27/11/2022
warcusub

Qaraxa kadhacay muqdisho villa Roosa faahfaahin, yaaku shiraayey maxaa kasocday gudaha maloo galay?

27/11/2022
war degdeg ah

Degdeg qarax weyn oo sida warar xog ogaal noosheegeen in wasiir ku dhaawacmay ayaa hada muqdisho kadhacay gaar ahaan villa Rosa

27/11/2022
27/11/2022

Degdeg war xaqiiq ah, 20 nin ee lagu qabtay ceel huur waa ajaaniibtii qaraxyada u xiri jirtay ugus.

27/11/2022

Degdeg hadal cusub oo layaableh oon wax lagu sheego aana aqoon ayaa ,

Mid farxadleh oo guul weyn ahna waan kuuwadaa maanta waa hadalkii iigu yaab badnaa midkaan.

26/11/2022
war dagdag ah

Degdeg xaqiiq dagaalkii maanta ceel buraale kadhacay runtiisa oo dhameystiran.

Madaxweyne mamul gobaleed oo asagoo sheekh cali dheere lahadlaya lahelay codkiisa, balanna uqaaday in dhankiisa looga sooduuleyn.

Mahad salad oo ugus cir iyo dhul kala dagaalay, igusta maanta kudhamaatay ceel buraale oo la ogaaday shaqadii ay qaabil sanaayeen.

26/11/2022
xawaadle waa fhargay

War degdeg ah ceeldheere buraale saakay qawaajtii cagta ayaa lagu nariyey.

25/11/2022
25/11/2022
war weyn

War degdeg ah oo halis ah oo xaqiiq ah, tan hadaan laga hor tagin waa masiibo, cayaar iyo iska hadal ha uqaadan warkaan.

25/11/2022

Warkaan dhageyso xaqiiqdiisa siina gudbi

25/11/2022

Dhageyso oo dhameyso siina gudbi waa xaqiiq warkaan

25/11/2022
degdeg

Degdeg warka xaqiiqdaa oo maanta dagaalkii qaayib ugus kusoo qaaday oo run ah.

Baabur miyey ugus qaateen mase ugus ayaa baabur lagaqaatay, yaadu faacay qaayib maanta oo ugus kaceershay.

25/11/2022
25/11/2022
degdeg

Degdeg dagaalka qaayib ayaa xog buuxda kaaga hayaa, yaa heysta hada qaayib dhimasho iyo dhaawac majiraa xilguntade xaqiiqda ugu imaad

24/11/2022
24/11/2022

Caawa waa wararkii ugu weynaa oo guul ah,madaxweyne xasan shekh maxamud oo gaaray sh/ dhexe.

Diyaaradii loobagay oo duqeysay ugus duleedka aadan yabaal kuduqeysay.

Ugusta isi soodhiibaysa oo xerya waweyn loosameeyey, dowladuna go,aan kagaari doonto ugu danbeeyn marka ugus lasoo afjaro.

Diidii faraha looga gubtay meesha k**a marna

24/11/2022

War degdeg ah fadlan share like 👍

24/11/2022

Haka xanaaqin barnaamijkaan hadaad igu xiran tahay, waxaa ladhahaa barnaamijkaan gar walal.

Like share familya xilguntade

24/11/2022

War weyn ayaan hayaa ugus oo dhaawac tira badan meel iskugu geysay takhaatiir xamar uga wacatay, mardhow information buuxa igasug

Suldaan maxamad cabdi cali Marka cadeey Halkaan ayaad ka heli doontaan ee hala aado odeyga Jah
24/11/2022

Suldaan maxamad cabdi cali Marka cadeey Halkaan ayaad ka heli doontaan ee hala aado odeyga Jah

Halagu yaaco pageka new marka cadeey soo dhawaada toloow

23/11/2022

Raali galin doodii waa noosocotaa ee rali kanoqda qadka ayaa isjaray xaga internetka

23/11/2022

Warkii ugu weynaa oo ugus cagta lagu mariyey

23/11/2022

Guushii ugu weyneed oo kusaabsan ugus oo jabweyn kudhacay caawa iyo galabta.

Ceelbuur oon war cusub hayo kaaga hayo iyo dhaqdhaqaaqa ugus oo kubalamay in ay awoodooda meel iskugu geeyaan markay ogaaden in daadka galmudug kusoo socdo.

Madaxweyne xasan sheekh oo kuwajahan shabelada dhaxe iyo madaxweynnihii h**e farmajo oo lunsaday 96milion.

23/11/2022

Degdeg xaqiiq duqeyn ugus lagu gumaaday oo xalay kadhacday basra iyo janbaluul iyo tuulo madiina, Buufow inta udhaxeysa ayaa 9 gantaal lagula dhuftay.

22/11/2022

Caawa yaan laseexan cadow hiiran usocda ayaan kawar helay aan reer hiiran gaarsiino

22/11/2022

Karbaash xalaal ah ayaan wadaa saaka iishere garee

22/11/2022

Warkaan waa war weyn ee like share dheh

22/11/2022

Degdeg dagaal ugus kuhoobatay ayaa kadhacay? Like share

21/11/2022
warweyn

War degdeg ah oo cidana kaaga h**eeyn ayaan caawa kuuwadaa like 👍 share.

21/11/2022

War weyn ayuu wadaa cali buluc like share familya xilguntade

Wanakaa kartida iyo geesinimada waa lookala dhashaa  wax ilaah bixiyo weeye, waanku faanayaa in farmaajo awoodi waayey s...
21/11/2022

Wanakaa kartida iyo geesinimada waa lookala dhashaa wax ilaah bixiyo weeye, waanku faanayaa in farmaajo awoodi waayey shacabka intuu madaxweynnaha ahaa uu dhax gali waayey asagoo amnigiisa u cabsaday.

Halka xasan sheekh maxamudna uu dhax lugeeynaayo sida sawir ka kamuuqata.

Labada sawir mid waa baxdo oo furun ah oo ugus laga xoreeyey oo xasan sheekh maxamud booqday.

Midna waa muqdisho nabad ah oo farmaajo ku kalsoonaan waayey shacabkii.

21/11/2022

Degdeg war sir ah oo ugus oo hiiran kusoosocoto tilmaamaya fadlan like share iigaarsii reer hiiran

21/11/2022

Degdeg nabad sugida qaranka oo maanta guul weyn gaartay like share Familiya xilguntade

20/11/2022

Wax kafahan meesha xilguntade media wararka kahelo oo ugus kusaabsan

Adresse

Halle
06124

Telefon

+4917657893936

Webseite

facebook.com

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Xilguntade media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Xilguntade media senden:

Videos

Kunst & Unterhaltung in der Nähe


Andere Kunst & Unterhaltung in Halle

Alles Anzeigen

Bemerkungen

Ku: Wariyaasha
Dahir Alasow
Abdullahi Balwaan
Mohamed
Ku: Ragga iyo dumarka isticmaalo Socail Media dhamaantiin inta xaq udirirkaa
Marqaatiga NOOL
Xilguntade media
Abdikadir Boss
cumar hadaan Dhanahay
Marka media production
Habiqleyso Group TV
Dahabo Kiin Moh Official
Abdi Dahir
Yacqwub Siyaad Page
Warbaahinta run sheeg
Kuligiin waa in aad ka hortagtaan
Magaca larabo in lagu dhaco
Dadka masaakiintaah oo larabo in loogu sheekeeyo Madaxweynuhu
Hanti Malaha. Oo Guri ayaa loo dhisaab
New Culub NEW FOREX oo larabo in lagu dhaco dad masaakiina
Mahadsanidiin gaarsiiya Dadka waa mahadsantihiin
.tv
Ilma maxamed Xawaadle iyo leylkase waa shireen
hawiyenimadii🤣🤣
Xilguntade media
Cabdulaahi kulane cadaalad buu rabaa
aaweey gudoomiyahii maxk**ada sare baashe Yusuf gacan ku dhiigle mahad salaad hasoo xiro😂
Xilguntade media
Warak
Sorry
Maguursatay
As
x

Andere Kunst & Unterhaltung in Halle (alles anzeigen)

Martin Döhring Die Andere Welt Bühne - Theater Tom Klöpzig - Fotografie mit Herz Der besondere Flohmarkt von Alexa, das Original. DAS 1718 Comedy chanel Galya Popova Sinneswandel von Lisei Caspers Ada ArtWorks MotionDesign as usual Paint your Style Aalen HoamatHoiz DieHolzscheune Pottsau_pictures