Cali yare

Cali yare Marka hore Ku saliya Nabiga Scw ����

04/09/2025

Hada meeqo saac bay kuu tahay🫵🫵🫵

03/09/2025

Waa page-kii kale Follow soo dheh 👈👈👈

🍋 Faa’iidooyinka Liinta ee Caafimaadka✅ Ka buuxda Vitamin C oo xoojiya difaaca jirka✅ Hagaajiya dheefshiidka oo ka horta...
03/09/2025

🍋 Faa’iidooyinka Liinta ee Caafimaadka
✅ Ka buuxda Vitamin C oo xoojiya difaaca jirka
✅ Hagaajiya dheefshiidka oo ka hortaga calool fadhiga
✅ Caawiya miisaanka dhimista
✅ Nadiifiya beerka iyo dhiigga
✅ Yareeya bararka jirka
✅ Hagaajiya maqaarka & timaha
✅ Kordhiya tamarta iyo niyadda
👉 Bilaw maalin kasta hal koob oo liin biyo ah si aad u hesho caafimaad iyo firfircooni 💛

Lemo🍋
02/09/2025

Lemo🍋

🍌 Faa’iidooyinka Mooska ee Caafimaadka✅ Ka buuxaa Vitamin C, B6, Potassium & Magnesium✅ Kordhiya tamarta jidhka✅ Wanaaji...
02/09/2025

🍌 Faa’iidooyinka Mooska ee Caafimaadka
✅ Ka buuxaa Vitamin C, B6, Potassium & Magnesium
✅ Kordhiya tamarta jidhka
✅ Wanaajiya dheefshiidka
✅ Yareeya cadaadiska dhiigga
✅ Hagaajiya niyadda & walbahaarka
✅ Xoojiya lafaha & murqaha
✅ Ka caawiya miisaan hagaajin

👉 Maalin kasta hal moos cun si aad u hesho caafimaad ??

19/04/2025

Reer laascaanood ayaa meelkasto kala kiciyo.

06/04/2025

Qabiilka iyo qabyaalada kala barta.

06/04/2025

Daahir calasow shaxda waa lagu fahmay.

06/04/2025

Wiil Habargidir Oo Hanjabaad culus udiray Birlaqe.

04/04/2025

Sidaan caafimaad ma ahan way xanuunsantahay.

Adresse

Bremen
28239

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Cali yare erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen