
10/08/2023
Hargeisa: Boqolaal ruux ayaa buux dhaafiyey madasha lagu soo bandhigayo Buug laga qorey Sheikh Mustafe.
Kusoo dhawoow gacmo Furan wall qaali Waa page ka saxda ah ee Somali Special TV waxaad kala socon doo
Hargeisa: Boqolaal ruux ayaa buux dhaafiyey madasha lagu soo bandhigayo Buug laga qorey Sheikh Mustafe.
" Waa la isixray Ciyaal Xamaroow igu qaata , Nin sixran baan ahaye ifahma Please "
Sharma Boy oo Mar Kale soo Hadlay ayaa Sheegay in la sixray isagoo Cafis weydiistay Ciyaal Xamar..
Somali Special TV
"Si quruxbadan ayaa layla dhaqmay, waana laysoo daayey. Hargeysana waa magaaladaydii.." ayuu yidhi Idris Altesto oo bustihiisa qoorta ku sita...
Somali Special TV
Aad beey ii xanuujisay cunuga saqiirka ee hooyadiis qashinka ku tuurtay isagoo qaawan.😭
Dad baa awlaad la,aan ah iyadii dhashay qashinka ayay ku tuurtay, silac aduunyo wuu arkay saqiirkaas. Inta ay tuuri laheed inay cid gurigeeda ugu dhex tagto wey u dhaantay maxaa yeelay daryeel ayuu heli lahaa.
Naagtii cunugaas saqiirka ah qashinka ku tuurtay alle awlaad kale kuma siiyo. Xaarantii ay ku dhashay waxaa kaga dambi badan naftii ay silcisay oo adduunka dhaafsiisay.
Somali Special TV
" Waxaan ku Riyooday Gabadhayda oo Kaalinta Koowaad gashay waana Filaayey "
" Deeqo waa curadayda waa Gabar Miskiin ah , iskoolkeeda ayeyna Kaalmaha H**e Ka Gali Jirtay , Taleefana ma Haysato , Aabaheed ayaa ubalan qaaday in uu Taleefan ugadi Doono Markay iskoolka dhamayso "
Waxa sidaas Tiri Hooyada Dhashay Gabadhii kaalinta koowaad Gashay.....
Somali Special TV
Deeqa Maxamed oo ugu sarreysey imtixaanka Dowladda Soomaaliya ayaa tidhi: "Waxa aan ku soo koray nolol adag, hooyadey waxa ay gaddaa galleyda, aabbahayna waa dilaal, waxa aan goostay in aanan ku dhicin dugsiga oo waalidkay mar kale dhibin sidaas ayaanba ku galay kaalinta koowaad ee imtixaanka Qaranka."....
Somali Special TV
DEG DEG FARXADEED : Hambalyo waa Deeqa Maxamed Cabdullaahi oo gashay kaalinta 1aad dhamaan ardayda Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Dalka oo dhan. 👏👏
Deeqa oo reer Kismaayo Ah ayaa ka mid ah ayaa noqotay Number 1,Maalinteeda u qurxiya gabadhaan oo dadaal badan muujisay
Hambalyo Deeqa Maxamed. Ardayadii koobaad u gashay imtixaanka shahaadiga ee dalka oo dhan.....
Somali Special TV
Walaalkeena Abdiwahab Awale Aan Si wada Jir ah ugu duceyno walaalayal In ilaahey Xanuunka ka qaado Dambi dhaafna ilahey uga dhigo Hadalkaan Ayuu Yiri ":
Maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegnayd 29-ka bishii 7-aad, 2023, ayay dhakhaatiirtu ii sheegeen, in dhammaan dawooyinkii laygu talagalay ee cuudrka Kansarka ay igu tijaabiyeen, halkaasna ku soo dhammaadeen. Dawooyinnkii h**ena aysan wax badan qaban oo xalkoodu ku soo idlaaday quus.
Hadda keddibna, wax uun kaniiniyaal xanuun-baabi’yeyaal maahane, aysan wax kale ii awoodin, sidaas darteed aan gurigeyga iska aado oo halkaas Ajasheyda isaga sugto(Ilaahey SWT ayaase wax kasta innaga og).
Ilaahow adiga ayaysan khasnadaha dawooyinkaagu dhammaan oo ajashana haya, talo, kheyr iyo barwaaqana agtaada buuxaan.
~ Cabdiwahaab Cawaale
Usoo duceeya walkeena ilahey xanuunka Cfmad ha ugu badalo 😢
Somali Special TV
Wazaarada waxbarashada Somaliya Ayaa dhawaan Shaacin doonta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Ee dugsiga Sare .....
Fadlan Usii shere garee ardeyda aan lasoconin in maanta lugu dhawaaqi doono natiijada ....
Shere garee postiga halkaana uga wax ardeyda...
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Nasro abukar " Sanadka Dambe ayaa ka qeyb galaya anigoo isa soo diyaariyey Tantanka orodka Waxaana rajeynaya inaa kaalinta 1aad kusoo baxo Ee somaaliyey niyada ha iga jabinina.........
Sidee u aragtaa hadlka nasro oo markale U tatami doonto qarankeeda Somalia 🇸🇴
Kusoo biir asxbteena follow dheh page ka : Somali Special TV
Tartanka Orodka Gabadhii Soomaaliya u ordaysay waxay gashay kaalinta u dambaysa.
Gadaal gadaal may u ordeysay ama horay
waan kala garan wayay 😂😂😂
Hubka gabni Ee Puntland h**ey ma u aragtay😆
Nasra Abukar Cali ayaa Somaliya ku matali doonta tartanka orodka oo ka dhici doona dalka China.
Nasra oo laga sagootiyay Muqdisho ayaa sheegtay inay ordi doonto orodka 10ka mitir ee aduunka.
Somali Special TV
"Kuliyadda Jaalle Siyaad waxa saaka ka dhacay kuma koobna kan is qarxiyay iyo Kooxda soo dirsatay, ee gacmo dheeri ah ayaa ku jira oo baaris dheer u baahan.
Ilaahey ha u wada naxariisto dhalinyarada ku shahiidday kuwa ay waxyeelada ka soo gaartayna Alle ha u boogdhayo.
Dawladda Soomaaliyeed waxaa looga fadhiyaa in baaris adag ay ku sameyso masiibada Saaka halka reer ku dhacday oo aad u mooddo beegsi Reereed ".....
Somali Special TV
”Deni 2001-di ayuu Xijaabka xirtay oo Dhuudo ku galay, maantana waxa uu rabaa inuu gorgoradeyda xirto, waxaan lee yahay Gorgorada iiga fuq “
Sidaas waxaa goordhow tiri Guddoomiye Sacdiya Salaad Samatar oo loo diiday inay timaado Puntland.
Waxey si cad u tiri “Deni gorgoradeeyda ha iiga fuqo”...
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Mohamed africa Askarigii Goojacade Xoreystey oo ku aqal galay magaalada Hargeysa....
Somali Special TV
Abukar Maxamed Cali ayaa Maxak**ada G-Banadir ku soo eedesay inuu Xaday aduun lacageed oo dhan $20 Milyan oo Doolar.
Abuukar ayaan ku Heyb ah Madaxweynaha Dalka ...
Somali Special TV
DEGDEG Geeri Naxdin leh oo Hargeisa ka dhacday ciyaaryahan Khaalid Beegsi Oo U Ciyaara Kooxda Policeka Ee Goodir Ayaa geeriyooday Hada isagoo kubad ciyaaraya.
Somali Special TV
Rasmi : Waxaa gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland loo doortay Xil yasiin maxamuud Faratoon Oo kasoo jeedo gobolka Sool.....
Somali Special TV
Yaa noqon kara Guddoomiyaha cusub ee Golaha wakiillada Somaliland?...
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Waxaa isla keen guursaday hal nin aniga iyo hooyadeey macaan waxaana u wada dhalnay ilmo ka dibne waxa dhacdey inuu Nakala qariyo aniga iyo hooyadeey .......
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Sheikh xasan al waajidi " Laba Gabdhood oo aan Dhalay ayaan uguuriyey Labo Wiil wax lacag ahna k**a qaadan , Aniga Ayaa Kharashka Guurka oo dhan ka Bixiyey Hadana shaqo ayaan siiyey , Intaan Meel Fariisyey ayaan iri is Shukaansada "
" Labada Wiil aniga ayaa Gabdhaha udoonay oo siiyey , Labada wiil waxaan ka Fiiriyey Dhanka wanaaga , Diinta iyo dhaqanka , Waana Laba Wiil oo Xaafidul Qur,aan ah oo ay Wada Subcin karaan , Hadana Madarasadayda Diiniga ah ayey Kawada Shaqeeyaan ".....
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Odayaashii dhaqanka beelaha dhulbaante ayaa Raali geli siiyey hadalkii garaad jaamac Ee ahaa Dowlada Federaalka Somalia Ayaa raali ka ah duqeynta Laascaanood...
Hadalkaan dhabar ka toogasho ma noqon karaa garaad jaamac qac baa ka yeertay😆
Somali Special TV
Marxuumkan idin muuqda magiciisu wuxu ahaa Ayaanle C/qaadir qabiilkusana wuxu ahaa Shiikhaal degaankiisuna wuxu ahaa muqdisho.
wuxu shahaadada heerka labaad Ee Master ka qaatay Culuumta caafimaadka waxa uuna ahaa wiilka kaliye qoyskiisa u ninka ah.
Bilowgii dagaalka Sool ayuu soo safray isago sheegay inu abtiyadii la halgamayo balse isla abtiyadii ayaa xalay si arxan darro ah xabad wadnaha kaga dhuftay wuxuuna noqonayaa qofkii 12aad Ee laascaanood lagu toogto intu dagaalka Sool socday....
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Sheikh Hassan Jaabir ayaa yidhi; "Ninka xaaska leh wuu ka caafimaad badan yahay ninka aan xaaska lahayn, waayo waxbadan oo kan jidhkiisa kale ku keydsan ayaa ninka xaaska leh kasoo baxaya."...
Somali Special TV
Walaalkeed La Dhashay ayaa Sidaan udilay kadib Markii ay Barta Tiktok soo Dhigtay Muuqaalo iyada oo Qaawan oo aan Asturnayn , Walaalkeed oo aad uga Carooday ayaana sidaan ugalay Gabadhaan uu kunool Wadanka Jabuuti 🇩🇯....
Maku saxsanyahy mise wax qaladanu sameeyey wiilkaan aragtidaada ka dhiibo....
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Wiil 19-jir ah oo u dhashay dalka Suuriya ayaa la aqal galay 76-jir Jarmal ah islaanta waayeelka ah ayaa haysata lacag badan.
Wiilkan ayaa sheegay in uu jacayl daran uu u qaaday haweeneydan da'da ah islamarkana xiriir jeceyl in mudo ah uu socday ❤.
Follow dheh page ka : Somali Special TV
"Aqoon-yahan Catoosh Yare oo Difaacday Buugiisa Jaamacada. " hampalyo usoo qora hadii ku faraxsantahay 🎊....
Follow dheh page ka : Somali Special TV
"Ninka Aniga iguur sanaya Waa inuu la hadaa labadaan astaamood oo kala ah
• Waa inuu Taajir yahay .
• Waa inuu yahay Nin i Jecel
Haduusan labadaas eheen Yuusan isku key soo Damcin oo wadada haku Qulqulo 'Gabadhani aya sida tiri ....
Somali Special TV
Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka cudur daartay shir uu ku casuumay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo la filayo in maalinta berri ah uu ka furmo magaalada Muqdisho.
Farmaajo ayaa soo dhaweeyay qabsoomida shirka, hase yeeshe waa ka cudur daartay ka qeyb-galkiisa, sida uu BBC u xaqiijiyay afhayeen u hadlay madaxweyne Farmaajo oo lagu magcaabo Cabdirashiid Maxamed Xaashi Duqa.
Afhayeen Cabdirashiid ayaa waxa uu sheegay in sababta madaxweynihii h**e ee Farmaajo uu shirkaan uga cudur daartay ay tahay maadaama uu ballamo iyo kulamo h**e loo sii qorsheeyey leeyahay.
“Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka cudur daartay inuu ka qayb galo maadaama uu ballamo iyo kulamo h**e loo sii qorsheeyey leeyahay,” ayuu yiri Cabdirashiid oo la hadlay idaacada BBC..
Somali Special TV
Mar kasta oo aad fbga isticmaaalayo
Ninkaan sawirkiisa makaa soo hor baxaaaaa?
Somali Special TV
Gabadhan waxa sidaan wajiga uga dhawacay waa Ninkeeda oo lagu magacabo Yiusuf.
Waxayna sheegtay in uu 15 sano sidaan u dilayey......
Follow dheh page ka : Somali Special TV
Taaladii Shuhadada Laasacanood Oo Laga Masaxay Calankii Khaatumo Iyo Somaliya
Khilaaf Xogaan Oo Sookala Dhexgalay beelaha dhulbaante ayaa sababay in Calankii buluuga ahaa laga masaxo taalada kadib Markey beel kamid ah dhulbaante ay soo dhaweeyen nin udhashay beeshooda oo la shaqeynaayey Somaliland.....
Aragtidaada?
Somali Special TV
WAR DEG DEG AH : Ku dhawaad 100 xildhibaan ayaa hadda kusii qulquluya Jazeera Hotel oo 7pm ku leh shir iyadoo ay soo daabacdeen waraaqo lagu saxiixayo laba mooshin oo is barbar socda, mid ka dhan ah Xukuumadda iyo mid ka dhan ah Guddonka Baarlamaanka.
Raisul Wasaaraha iyo la taliyayaashiisa ayaa taleefano u diraya Xildhibaanada iyagoo ka codsanaya in aysan tagin shirkaas taas badalkeedana isku shaandheynta Xukuumada laguso dari doono.
Mooshinka ayaa waxaa laga soo ababulaya guriga Madaxweyne h**e Shariif Sheikh Axmed. La soco faahfaahinta shirka saacadaha soo socdo.
Magaalada Muqdisho Gabar ayaa xaflad u dhigatay “ilko biro furis Ah” kadib markii in muddo ah oo ilkaheeda ugu xirnaayeen biro ay ugu dambeyn iska furtay.
Qoyskan quruxda badan oo udhashay dalka Jarmalka ayaa dhamaantood diinta Islaamka qaatay....
ALLAHU AKBAR ❤ Bal eeg siday Xijaabka ugu soo Baxeen Habluhu....
Somali Special TV
CIYAARTA KUBADA CAGRA EE UU KAQAYB QAADANAYO RAYSALWASAARE DR ABIYI AXMED CIYAARTA LOOGU TALAGALAY XADHIGJARKA XAFIISKA XAFIISKA CUSUB EE EBC
CIYAARTA KUBADA CAGTA EE UU KAQAYB QAADANAYO RAYSALWASAARE DR ABIYI AXMED
CIYAARTA LOOGU TALAGALAY XADHIGJARKA XAFIISKA CUSUB EE EBC See less
Waa Khabuuraha Macallin Nuur ee dulleedka Muqdisho oo Dadka lagu amray inay kala soo baxaan lafaha ehaladooda oo tobanaan sano kahor ay aaseen
Ciidamo ka socda dowladda ayaa dadka ku amray inay bilaabaan inay qabriga dib u faagaan oo lafaha/meydadka dadkooda kala baxaan, iyagoo sheegay in dhulka loo Baahan yahay
Qoysaska amarka la siiyay ayaa wajiyadooda ka muuqatay murugo aad u xoogan. Walina qabriyada faagis ayaa ku socota.
Somali Special TV
Lambarka saxda ah ee Calanka Soomaaliya comment'ga ku soo qor....
Follow dheh pags ka : Somali Special TV
Hambalyo!
Sanad guuradi 63aad ee Munasabada kowda Luulyo🇸🇴🎉🎊
Ka Ordido
Berlin
Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Special TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.
Subxaanallah: Walaal Waan Gariiray Gabar ma shukaansado, Goobaha waxbarashada ma tago, Qeybaha kale ee qoyskiisa wajiga ma siinkaro, wuxuu ku jiraa xaalad karantiil ah, taasoo sabab u ah Qaniisnimo lagu sheegay.
Beesha JareerWeyne Oo hadalkii Cali Yare Cali Ka hor yimid Daawo..
Gabadh sheegtay in abtigeed hooyadeed la dhashey uu xalaaleeyey/Gudey isagoo hore u kufsan jirey, Waayahaan waxaa nagu soo kordhay qolo NGO soo qaateen oo dhaqanka soomalida iyo dhaqanka islaamka ku cayaaraya waxaa arkaysaa gabar leh aabe hay baa ikufsaday abti adeer macalin quraan waxaas dhan waa suurad xumeyn ee majiro abti iyo aabe iyo adeer iyo macalin waxkufsada mana dhici karto, Adiga maxay kula tahay ?
Adeera Iyo Dr Xabeeb Oo kismaayo ku kulmay Dr xabeeb allaha caafiyo wuxuu kaalin weyn ka qaatay latacaalida Dhalinta dhimrkia beelay asiga iyo adeeraba ilahey ha U gargaaro shere garee muuqaalka
Gabar la damqatay wiilal laga keenay muuqaalo Ayago qaawan ...Sidee u aragtaa Shere garee oo kusoo biir page ka
Kani waa 20 jir, Gabar uu aad u jeclaay la wadaagay Muuqaalkaan uu Qaawanyahay kadibna waxey ku faafisay dhamaan Baraha Bulshada, oo Mutaqbalkiisii ayaa God ku dhacay !. Follow dheh page ka : Somali Special TV
Dhacdo Argagax leh : Wiilkaan oo Lagu Magacaabo Faysal ayaa Wadanka Jarmalka Ku Dilay Laba Wiil oo Somali ah Sida uu Sheegay Wey Ciil Ciileen oo Qabiilkiisa ayey Caayeen Maadaama uu Kasoo Jeedo Beesha Gabooye. Asaguna Toorey ayuu Labadoodiiba Ku Dilay Waxa uuna Dadka Tusay Dhiigoodii oo Ku Daatay Surwaalkiisa Wiilkaan oo Muuqaalkiisa Tiktok soo Dhigay Ayaa sheegay in uu Hadda Jeel isku Diyaarinayo..
Aabe alle ayaa kaa jeclaadey walal allaha unaxariisto 😢💔Shere gareeya una so DUCEEYA WALAALAYAL
Gabar sheegtay Naagaha Buuran ineysan Uqalmin in ladhaho Xbbi xayati Cajaib Bal daawo . Gabadha ay kahadleyso Hada taqanid uwac .Aragtidaada nala wadaag
Ck Iyo Maxamud yare maxa Kala qabsaday Qosolkii aduunka Reaction daawo.....
Hooyo Mcn makuu nooshahay Ha hadey jawabtadu tahy ka duceyso Hadiikale Uducee in ilahey naxariiti jano kawaraabiyo. Sii shere garee muuqaalkan Oo gaarsii dad badan. Kusoo biir asxbteena follow dheh page ka : Somali Special TV
Saaxibtinimada waa Cajiib. Anagoo dhan wuu ina diiday in aan u dhawaano balse Adeera isaga wuxuu ka ogolaaday in uu raaco timaha ka xiiro u qabeeyo Dharkana ka badalo Qolkiisana uu la Dego Cajiib wlh. Maanta Adeera wuxuu gacanta hayaa Saaxibkiis Qoriyoow oo ay muddo ahaa dad daruufta iyo waalida ay walaaleysay, Wuxuuna geeyay Xarunta daweeynta Dhirmika ee Dr Habeeb Follow dheh page ka : Somali Special TV
Maslaxo Saalax oo afka furatay sheegtayne iney Is dileyso Dhacdo Cajaaib ah . Maxa kula tali laaheed gabadhan Shere gare muuqaalka
“Waxa dagaalka nagu daba dheereeyay waa Doqonimada Hawiye" … Sanbaloolshe
Farqiga udhexeeyo Hooyo Iyo aabe Salaad subaxa Ukicinta ilmaha Daawo... Follow dheh page ka
Waziirkii Niman baaa dhexda ugalay maxa kala qabsaday waziir Ilyas iyo team dhiiqo
Wiil somaaliyeed oo maanta ilaa shalay caawinaayey dadkiii ku wax yeeloobay qaraxii zoobe ayaa Codsaday in Taalo loo dhiso. Aragtidaada ka dhiibo Maku raacsantahy?
Hadii Aan Ogaan Lahaaa Inuusa isoo Labaneyn Subaxaaas Inuu Baxo Kama Ogoladeen😭 Fariin Muruga badan oo ka Timid Xaaska Wariye Maxamed Ciise Koonaa oo Muqdisho Lagu Dilay.🤲
Inaalilahi wa inaa ileyhi raajucuun walayal aan isku naxariisano oo umada walaalahen aan caawino xaalad aad udaran ayaa kajirti isbitaalada hala gaaro. Sii shere garee muuqaalka
"Waxaan arkay wariye Koonaa oo qeyb kamid madaxiisa uu maqan yahay, qaraxii 1-aad kadib ayuu goobta aaday" Waa Camera-mankii la socday Wariye Maxamed Ciise Koonaa .
Yaa allaah 🥲, Allaah SWT ha u naxriisto Hooyada dhashay canugtaan yarta ah ee sida uu Askariga xaqiijiyay ku dhimmatay Qaraxa lagu weeraray wasaarada Waxbarashada ee XFS. Hoggaanka Ciidanka gaarka ah ee HARAMCAD ayaa ummadda Soomaaliyeed ka dalbaday in qofkii aqoonsada muuqa gabadha yar ay ehelkeeda kusoo xariiriyaan si loo siiyo.
Dhacdo Murugo leh:- 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐥𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐓𝐚𝐡𝐥𝐢𝐢𝐥 𝐀𝐥𝐢 waxaa uu dhawaan ka qalin jibiyay mid ka mid ah Jaamacadaha dalka balse waxaa nolashiisa sababsaday Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda. Marxuumka waxa uu tusaale u ahaa dhalinyarada gudaha Dalka wax ku baratay ee lahaa mustaqbal wanaagsan,Ehelka marxuumka ayey dhacdadan ku noqotay Mahadho saameyn ku reebtay.
Carabkaada Cadaabta allaha ka dhawro Sida aad qur'aanka karemka ugu Xafiday Qaariga yar ilahey Ha xifdiyo Sii shere garee muuqaalkan haduu kusoo gaarey lawadag asxbtaada . Nuguna dhiiro gali kheyrka oo follow dheh page ka : Somali Special TV