DON YD

DON YD SXBKA UGU WEYN EE AAD INTERNETKA KU LEEDAHAY 💯✌🏾WELCOME FOLLOW HA ILA DHAAFIN 🫡🐐🔥

09/11/2025

Somali oo dhan ayaa u tagtay 130000$ loo diray naaag yahow 🤣





09/11/2025

sug ka xaqdaran ayaa dilay ilaahay ha u naxariisto 😦

07/11/2025

📍Somalinimada macaanaa🇸🇴❤️

06/11/2025

Somalinimadiii Waa so Uuurtay ninkasta meshii dantiiisa ha aaaado☝️😂 Munaafaqnimo dambe NO ✅

DEG DEG: Hay’adda ay leeyihiin Yuhuuda ee lagu magacaabo Jewish Voice for Peace Action ayaa taageeray musharaxa Soomaliy...
04/11/2025

DEG DEG: Hay’adda ay leeyihiin Yuhuuda ee lagu magacaabo Jewish Voice for Peace Action ayaa taageeray musharaxa Soomaliyeed ee Cumar Fatex ayagoo yiri haloo codeeyo wiilkaas🤔





04/11/2025

Waaba xadday ninka ee maxaad u soo iibsan weyday dhar fiican shein kulaha 😂😂

04/11/2025

Alfanan Dayax dalnuurshe oo lacag ka dhacay Saxaaf 💔😂

04/11/2025

Alfanan ilkacase qays oo afka furtay runtana u sheegay Somalida✅

Somalinimo Hade Jirto Sxb Ada Lagu Doran Laha Marki H**e Marka Runta Muhim Ah In La Isku Shego🔥🤝

02/11/2025

Naag aad kala tagteen sidan ma oran laheed???🤐

Waa caruurtayda hooyadood waa
jacaylkii u horeeyay, imikana waa
walaashay Xaawa Maxamed❤️

Xaawa Maxamed Xaamud.
Haddii noloshu Xaawaay
Noqon weyday saan rabay
Nacas baa habaar iyo
Nabsi kuu adeegsada
Naqa roobka kuu da'ay
Nimcadiisa tamashlee
Nalka nuurka kuu baxay
Rabbi kaama naaquso
Aniguna nasiibkaa
K**a niyad xumaadoo
Naxli iguma beermee
Waxaan noqon walaalka

Habeen weyn weeye😦

01/11/2025

Video aad u jeedan waa Airport Bossaaso Waa halka laga soo dejiyo hubka lugu leenaayo Sudaan 💔😭

This is the Somali airport in Bossaso where weapons are being removed from the Sudanese people💔😭

01/11/2025

jajara maxa Laga wada???🤔

31/10/2025

Video Dhameyso 🇸🇴❤️

DON YD

Adresse

Berlin

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von DON YD erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an DON YD senden:

Teilen