Waaga cusub

Waaga cusub INTA AADAN KUMASHQULIN DADKA XOGOHOODA KUWAAGA ILAALSSHO. intaadan dadka kumashquulin horta adi is hagaaji

03/11/2024

Hoobiyayaal ayaa caasimadda lagu garaacay.

Saddex kamid ah shaqaalaha caalamiga ah ee qaramada midoobay ayaa kamid ah dadka ku geeriyooday. Waa goorma doorashadii qof & cod?
Waxa yiri: cali yare cali

26/10/2024

Yaab somalidu meelwalbo malagu qiyaanalee: Dhakhtar Ku Yaala Hindiya oo iibsada Biyaha Manida Raga Somalida Kali Ah

…………………………….
mid ka Mida dhaktarada ugu Caansan Bacraminta Dhalmada ee wadanka Hindiya ayaa bilaabay inuu ardayda Somalida ee raga ah ka iibsado Biyaha Shahwada Isagoo Ku Baayacaya Lacag qaali ah

Hadaba Arinka layaabka leh Ayaana Ah in Dhakhtarkan iibsanayo Biyaha Shahawada ee raga Somalida ah Kaliya ,isagoo diidaya Dhamaan raga kale ee dunida Tusaale raga hindida pakistaanida iyo Dhamaan Qoomiyaha kale waxaa laga celiya irida h**e

Midka Mida Haweenka Somalida ee wadankaas ku Nool oo arinka ka hadashay ayaana Sheegtay In Arinka dhakhtar u iibsado biyaha shawada Wiilasha Somalida ay tahay Hab Khiyaano ah

oo lacagta lagaga Furto qoysaska Somalida ah ee dhakhtarka dhalmada u doonta wadanka hindiya Kuwaas oo Ku Shuba ugxan Iyo Shahwo Nin oo active ah Sidaana ugu Sheega inay ugu sameeyeen Bacramin iyagoo ka qaata lacag qaali ah

Hadaba Sababta ay Soo gataan Shahwo Somali ah ayey Ku Sheegtay Inay Tahay Nidaam Khiyaano ah oo Qofka marku Dhasho ugu eekado Hooyada iyo aabaha Somaliga ah ee lacagta lagaga qaatay Hanaanka Been abuurka

Qoomiyadaha Wadamada kale ayaan aaminin wadanka hindiya qoomiyada kaliya ee hindidu hanaanka caafimaadka been abuurka ah lacagta kaga qaadato ayaana ah somali

Iyadoo Hadana Xaalku Maraayo Halkaas Iyadoo Dhakhtarkan Qof kasta oo u taga u sheegayo lacag qaali ah Iyo Inuu uur u yeelayo Boqolkiiba Boqol Kaas oo Hooyada u khiyaamaya hanaan waali ah.

  PARK: Wasiirka Badroolka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo goordhow la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa raali gelin...
26/10/2024

PARK: Wasiirka Badroolka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo goordhow la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa raali gelin ka bixiyay Maap-kii ay soo daabacday Wasaaradda ee shalay la soo bandhigay.

Wasiirka ayaa sheegay in uu ahaa qalad ka dhacay kooxda farsamada ee Wasaaradda oo Map h**e soo daabacay, waxa uu sidoo kale sheegay in uu ka xunyahay raali gelinna uu ka bixinayo.

Maamulada Puntland iyo Hirshabeelle ayaa si weyn u diiday qariidadda ay soo daabacday Wasaaradda oo uu ku jiray qaladaad badan oo gef ah, iyadoo HirShabeelle ku hanjabtay in ay shirka ka bixi doonto haddii aan raali gelin laga bixin.

DEGDEG “ Beledweyne Gaarigan ayaa la soo dhigay Hospital ka weyn oo u dhaw saldhigga Booliska Magaalada waxaana looga sh...
26/10/2024

DEGDEG “ Beledweyne Gaarigan ayaa la soo dhigay Hospital ka weyn oo u dhaw saldhigga Booliska Magaalada waxaana looga shaki qabaa Qaraxyo in ay saaran yihiin Waxaa La Aqoon waay Qofka Meeshaan soo dhiggay iyo Goorta lasoo Dhiggay

Hadii aad ka dhaw dahay halkan fadlan ka fogoow fadlan si aad Halis u galin .

26/10/2024
Midabkaga ku qanacsanoo okey warkale majiro
23/10/2024

Midabkaga ku qanacsanoo okey warkale majiro

Meshan magaceed leska rawa
23/10/2024

Meshan magaceed leska rawa

Iskuday sidaad ku xalinlahayd. ha is liidin wa kajawabi kartaa okey
23/10/2024

Iskuday sidaad ku xalinlahayd.
ha is liidin wa kajawabi kartaa okey

22/10/2024

Subax wngsn

18/10/2024

Yahuuda maxa ledihiin somaliyey
Ani ahan fursad ku aado dagalka hadan helo wan bixi I.A

Adresa

Mosty U Jablunkova

Internetová stránka

Upozornění

Buďte informováni jako první, zašleme vám e-mail, když Waaga cusub zveřejní novinky a akce. Vaše emailová adresa nebude použita pro žádný jiný účel a kdykoliv se můžete odhlásit.

Kontaktujte Společnost

Pošlete zprávu Waaga cusub:

Sdílet

Kategorie