08/05/2025
Waa kuma Faysal Hassan, Faysal hassan waa ex Xildgibaan York south Weston Toronto , waana qofkii ka dambeyay inaan u Dabaal dagno Somali heritage week🇸🇴sanad walbo June25-30 Somali ha barato inay u mahad ceshaan qofkooda wax tarka leh