Puntland Media service

Puntland Media service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Media service, Toronto, ON.

Puntland media service diligently serves the Somali community by delivering reliable, comprehensive, and well-researched news, fostering informed engagement and strengthening communal ties.

08/18/2026

Duqa Caasimada Garowe Hon Abdulkadir Geedi oo hoominaya xubno Golaha deegakan ayaa kormeer ku tahay mashruuca solarka ee koronta dhimista ee magalada duleedkeeda ka socda.

Ninka reer Puntland oo gaajo abaar ba an hayso laaluushka Xamar cashuurtoodii xildhibano ugu qaybinaya reer Puntland gar...
03/04/2026

Ninka reer Puntland oo gaajo abaar ba an hayso laaluushka Xamar cashuurtoodii xildhibano ugu qaybinaya reer Puntland garab ka heli maayo.

12/07/2025
12/07/2025
12/07/2025

Xaqiiqadu waa taas dad iska wareegaya dalkoodii na bur buriyey aduunka marabo. Ceebta ugu weyn waxay hortaala dhamaan dadka Somaliyed.

Ceebta ugu weyna waxay hortaala kuwa u dhaartay Hassan Sheikh Mohamud, H.E Said Abdullahi Deni, H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, Qoor qoor, Ahmed, Madoobe iyo inta la mid ka ah.

09/19/2025

Murashax h**e Aadam Sheikh doon ayaa madaxwayne Deni ku dhaliilay inuu nidaamkii dowladda ka dhigay mid ku kooban qoyskiisa wuxuu yiri “Madaxwayne Deni xitta haduu xildhiban qoranayo, wuxu dhahaya yaa Gabadh iga qaba , yaase gabadh ka qabbaa iyo yaa xidid nahay ,haduu shaqaale qoranyo waa qoyskiisa”

Nin Kenyaan Ah Ayaa Xaaskiisa Ku Dilay Raaxada Dilka Ah Dark Romantic Wuxuu Aha Jilaa Iyo Film Soo Saare Wadankaas Caan ...
09/19/2025

Nin Kenyaan Ah Ayaa Xaaskiisa Ku Dilay Raaxada Dilka Ah Dark Romantic Wuxuu Aha Jilaa Iyo Film Soo Saare Wadankaas Caan Ka Ah Balse Saaxiibtiis Ayuu Nafta Dhaafiyey oo Aakhiro u Diray, Mid Somali Ah Maku Baxaa ?

09/17/2025

Madaxweyne Dani iyo wafti la socda oo Ethiopia 🇪🇹 ka degay iyada oo la filaayo in maakinta bari ah oo khamiista Bosaso ka degaan.

09/17/2025

RW Xamse Cabdi Barre."Dadka Soomaaliyeed waxaa waswaas ku furaya kuwa Siyaasadda ka dhigtay mashruuc Dowlado shisheeye looga biil qaato"

ma kula tahay in ay DFS ay ka maran tahay
mash ruuca Magaca Dowlada lagu baryo aduunka ?

09/17/2025

Wasiirkii H**e maliyada Puntland mudane Xasan Shire Abgaal oo qaban qaaba disa soo dhoweynta Garowe kaso socoto ba la filayaa in uu bari kaso d**o. Waxa kal jira warar sheegaya in Xukumada rabto in ay ka hor istaagto in uu garowe yimaado.
Makula tahay in xukumadu ka dhabayn doonto is hortaagisa ?

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Media service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Puntland Media service:

Shortcuts

Share