Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي

Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي Informações para nos contatar, mapa e direções, formulário para nos contatar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي, Cirtoogte/Baraxley, Garanhuns.
(1)

Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran sida:
� Saarista & Buuxinta Ilkaha
� Nadiifinta & Qurxinta (Whitening)
� Braces & hagaajinta safka ilkaha
� Daaweynta xanuunka ilkaha
� Talo-bixin caafimaad & kormeer guud

27/04/2026

Reer Bursaalax Sooyaca Soodhowaada…see more

Runtii aad ayaan uga naxay ugana xumaaday afduubka saaxiibkay Dr. Faarax Cabdi Maxamed, oo ka mid ah dhakhaatiirta ka ho...
21/04/2026

Runtii aad ayaan uga naxay ugana xumaaday afduubka saaxiibkay Dr. Faarax Cabdi Maxamed, oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howlgasha Médecins Sans Frontières (MSF) ee Gaalkacyo General Hospital.

Ficilkan ma aha oo kaliya mid ka dhan ah qof, balse waa weerar toos ah oo lagu qaaday adeegga caafimaadka iyo bulshada uu u adeegayo. Dhakhaatiirtu waa dad u taagan badbaadinta nafaha, mana aha in loo adeegsado dano siyaasadeed ama qabiil.

Waxa aad ii dhibaya in afduubkan lagu saleeyay arrimo la xiriira hayb iyo siyaasad, iyadoo lagu xusay magacyada mas’uuliyiin sida Siciid Cabdullaahi Deni. Tani waxay sii xumaynaysaa xaaladda, waxayna muujinaysaa in amniga iyo kala dambeynta gobolka ay halis ku jiraan.

Xaaladda Mudug maanta ma aha mid la iska indho tiri karo. Waxay gaartay heer u baahan tallaabo adag, midnimo iyo go’aan degdeg ah oo ka yimaada maamulka, ciidamada, iyo bulshada inteeda kale.

Waxaan si adag u cambaareynayaa falkaan!!

Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي

21/04/2026

Muhiimadeena Waa Farxadiina 😀…

19/04/2026

Kafaaidayso Fursadaan Muhiimka Ah!

17/04/2026

Hada bilow daryeelka saxda ah ee afkaaga!
“Qosol qurux badan wuxuu ka bilaabmaa nadaafad wanaagsan”

16/04/2026

Patient kamida Macaamiisheena…seee more

31/03/2026

Aamino oo Farxad Ku Baxday

Aamino oo nooga timid 🇪🇹 Ethiopia, gaar ahaan Qalaafe, ayaa noogu timid ilko suus badan iyo xanuun xooggan.

Alxamdulillaah, daaweyntii si buuxda ayaan u dhamaystirnay, xaaladdeeduna si weyn ayay u hagaagtay.

Maanta iyadoo faraxsan oo qanacsan ayay naga tagtay. 💙

📍 Haddii adigana aad qabto dhibaato ilko ama cirid, nala soo xiriir – caafimaadkaaga waa mudnaanteena.









23/03/2026

Naciimo Axmed Jaamac, oo ah Central Sterile Technician ka shaqaysa isbitaalka weyn ee MRH, waxay noogu timid daryeel ilko iyadoo rabtay in ilkaheeda loo sameeyo nadaafad iyo qurxin guud.

Markii aan baaritaan ku sameynay, waxaan ogaanay in ilkaheedu u baahnaayeen nadiifin qoto dheer (deep cleaning) iyo ka saarista wasakhda iyo dhagaxa (plaque & calculus) si loo ilaaliyo caafimaadka cirridka iyo ilkaheeda guud ahaan.

Waxaan u sameynay:
• Dhaqid iyo nadiifin dhamaystiran (scaling & polishing) si ilkaheedu u noqdaan kuwo nadiif ah oo dhalaalaya
• Caddeyn ilko (teeth whitening) si loo soo celiyo midabka dabiiciga ah ee quruxda badan
• Nadiifin gaar ah oo gowsaha ah si looga saaro wasakhda ku ururtay meelaha adag

Ugu dambayn, ilkaheeda waxay noqdeen kuwo aad u nadiif ah, cad oo soo jiidasho leh. Naciimo aad bay ugu faraxday natiijada, waxayna si kalsooni leh ugu laabatay shaqadeeda.

23/03/2026

QIIMA DHIMISTA CIIDA WALI WAY SOCOTAA KA FAAIDAYSI WACAN…see more

19/03/2026

Qiima dhimista Ciida %80

18/03/2026

Muqtaar Faarah Maxamed oo muddo dheer la ildarnaa dhibaatooyin culus oo dhanka ilkaha ah, ayaa na soo gaaray toddobaad ka hor isagoo xaalad adag ku sugan. Ilaahay mahaddiis, muddo ka yar hal toddobaad gudaheed waxaan ku guuleysanay in si buuxda loogu qabto adeegii uu u baahnaa.

Maanta, Muqtaar wuxuu dib u helay quruxdii iyo shaqadii ilkihiisa, isagoo farxad iyo kalsooni cusub wajigiisa ka muuqato. Wuxuu naga tagay isagoo aad u qanacsan, annagana waxaa noo ah sharaf iyo farxad inaan kaalin ka qaadanno dib u soo celinta dhoolla-caddeyntiisa. 😊

#

Endereço

Cirtoogte/Baraxley
Garanhuns, PE

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para Dr Zakarie Timocade - دكتور زكريا تيمو كادي:

Compartilhar