Isxaaq Rashid Cinro

Isxaaq Rashid Cinro warar iyo sheekooyin ku saleysan xaqiiqda kala soco halkaan🎤https://youtube.com/?si=mhLYrDBGsD19FL9G

31/08/2026

DEG DEG Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh oo Mooshin xil ka qaadis ah aay ka gudbiyeen 60 xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka"

31/08/2026

Siyaasiga reer Jubbaland ahna musharax madaxwene ee maamulkaas Dr Abdullahi Ali Barre ayaa muqdisho kulan kula yeeshay qaarkamid ah siyaasiyiinta deeganada Jubbaland "

28/08/2026

General isaaq Cali Cabdulle taliyaha Booliska gobolka Hiiraan iyo wasiir kuxigeenka amniga Hirshabelle Liiban Abdi oo saacadahii aaynu soo dhaafnay Baladweyne ka waday dadaallo xal aay ugu raadinayeen dhacdooyin ka soo cusboonaday magaalada ayaa ugu danbeeyn ku guuleystay in aay soo af jaraan xiisadahii jiray"

Muqdisho iyo waayo waayo ..
28/08/2026

Muqdisho iyo waayo waayo ..

23/08/2026

Musharax xil. Wariye sare Abdullaahi qorshe iyo galabta "

Suuqa sare Fc 🔥
21/08/2026

Suuqa sare Fc 🔥

19/08/2026

Beesha Jijeele iyo ciyaar dhaqameed Cajiib ah

15/08/2026

Musharax Bishaar ibraahim oo tageeradii ugu badneyd ka helay bulshada degmada Jawiil xili dhawaan aay qabsoomeyso doorashada qof iyo codka ah "

15/08/2026

JAWIIL🔥

14/08/2026

DEG DEG Musharax Xildhibaan golaha wakiilada Hirshabeelle Bishaar Ibraahim sheikh Maxamuud oo bulshada degmada Jawiil ka healay taageeradii ugu weyneyd xili galabta uu kulan la qaatay.

Kistaan ku sii suga warbixinta.

Adres

Tiensevest 106
Leuven
3000

Telefoon

+32465401023

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Isxaaq Rashid Cinro nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Snelkoppelingen

Delen