Buundo Bridging the gap between accomplished and aspiring entrepreneurs, leaders and visionaries.

Halkan kaga boga xalqadda 4aad ee Buundo oo aan kula sheekaysanay Abdirahman Issa Kahin. Ganacsada ku guulaystay Abaalma...
05/08/2023

Halkan kaga boga xalqadda 4aad ee Buundo oo aan kula sheekaysanay Abdirahman Issa Kahin. Ganacsada ku guulaystay Abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee sanadkan ee dalka Maraykankan. 👇

Season 1, Xalqadda 4aad.Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soom...

Kulankeenna xiga waxaan kula sheekaysan doonnaa Cabdirahman kaahin—aasaasaha maqaaxiyaha Afro deli & Grill. Cabdiraxmaan...
29/07/2023

Kulankeenna xiga waxaan kula sheekaysan doonnaa Cabdirahman kaahin—aasaasaha maqaaxiyaha Afro deli & Grill.
Cabdiraxmaan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta Ganacsadaha sannadka 2023 ee Dalka Maraykanka. kulankan ayaan kaga bogan doonnaa safarkiisa curineed iyo ganacsigisa guulaystay.

Faahfaahinta 👇

09/07/2023

Mishaarka waxa ka muhiimsan khibrada. Waayo khibradaada ayaa kuu goyn doonta mishaar kuu qalba.
——Abdalla Dh. AxmedNuur

Weligaa wax ma u qabatay si aad khibrad uga hesho? Nala wadaaag

08/07/2023

Saaxiibayaal, kusoo dhawaada boggeena rasmiga ah ee Buundo

Address

Dubai Silicon Oasis
Dubai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buundo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category